Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in dib loo soo celiyay Xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in dib loo soo celiyay Xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

NOV 21, 2025

 Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Safiirka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Ilyas Cali Xasan ayaa goordhaw beeniyay in Maxkamad...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Arusha oo dib u soo celisay Sagaalkii Xildhibaan ee Soomaaliya ku matali lahaa Baarlamanka Bulshada Bariga Afrika

Maxkamadda Arusha oo dib u soo celisay Sagaalkii Xildhibaan ee Soomaaliya ku matali lahaa Baarlamanka Bulshada Bariga Afrika

NOV 21, 2025

 Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Maxkamadda Bulshada Bariga Afrika ee  magaalada Arusha ee dalka Tanzania ayaa dib u soo celisay 9-ka xubno...

Warkii oo dhan »
Wasiir Daahir Shire "Waxaa jira shirkado waa weyn oo aan kuwa Turkiga aheyn oo daneynaya iney dalkeena ka baaraan shidaal"

Wasiir Daahir Shire "Waxaa jira shirkado waa weyn oo aan kuwa Turkiga aheyn oo daneynaya iney dalkeena ka baaraan shidaal"

NOV 21, 2025

Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa s...

Warkii oo dhan »
Puntland: Maqaamka Muqdisho cid si gaar ah u sheegan karta ma jirto

Puntland: Maqaamka Muqdisho cid si gaar ah u sheegan karta ma jirto

NOV 21, 2025

Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in maqaamka rasmiga ah ee caasimadda Soomaaliya u...

Warkii oo dhan »
Sweden oo xirtay nin Siiriyaan ah oo doonyay inuu ku biiro Daacishta Soomaaliya ka dagaalanta

Sweden oo xirtay nin Siiriyaan ah oo doonyay inuu ku biiro Daacishta Soomaaliya ka dagaalanta

NOV 21, 2025

Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Sweden ayaa dacwad ku oogtay nin 23 jir ah oo Swedish-Syrian ah, kaas oo lagu eedeeyay dambiyo argagixiso, oo ay ku j...

Warkii oo dhan »
Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay haweeney ku eedeysan iney dishay Ninkeedii

Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay haweeney ku eedeysan iney dishay Ninkeedii

NOV 21, 2025

Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta...

Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsan Soomaalida Minnesota oo loo haystay inay lunsadeen malaayiin Dollar ah oo qeyb kamid ah loo diray Al-Shabaab

Xubno ka tirsan Soomaalida Minnesota oo loo haystay inay lunsadeen malaayiin Dollar ah oo qeyb kamid ah loo diray Al-Shabaab

NOV 20, 2025

 Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Warbixin ay soo saareen Ryan Thorpe iyo Christopher Rufo oo ah saxafiyiin wax baara, ayaa shaacisay in musuq-...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo maanta dalka dib ugu soo celisay 165 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah

Dowladda Fedaraalka oo maanta dalka dib ugu soo celisay 165 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah

NOV 20, 2025

Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Waxaa maanta dalka dib loogu soo celiyay ilaa 165 ruux oo ah muwaadiniin Soomaali ah oo mudo ku xanibnaa dalka Liib...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo diyaaradaha ku amartay in rakaabka Hargeysa u socda iyo kuwa ka dhoofaya aan lagu hakin Muqdisho

Somaliland oo diyaaradaha ku amartay in rakaabka Hargeysa u socda iyo kuwa ka dhoofaya aan lagu hakin Muqdisho

NOV 20, 2025

Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa diyaaradaha ku amartay in dadka ka dhoofaya Hargeysa ee meel saddexaad u socda, iyo kuwa...

Warkii oo dhan »
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay hadal heynta lahaanshiyaha Caasimadda

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay hadal heynta lahaanshiyaha Caasimadda

NOV 20, 2025

Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cali Cumar Balcad, ayaa si cad uga hadlay doodihii xoogg...

Warkii oo dhan »