Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh "Nimanka siyaasiyiinta ah ee guryaha iyo hoteelada ku jira waxaan leeyahay banaanka u soo baxa oo arka Muqdisho quruxdeeda iyo amniga ka jira"
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta weerar afka ah ku qaaday xubnaha siyaasi...
Warkii oo dhan »Puntland oo xabsiga dhigtay sarkaal hay’adda socdaalka oo loo haysta tahriibinta dhalinyarada
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Puntland ayaa xirtay sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kana howlgelayay xafiiskeeda maga...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay khatarta ku iman karta dalka haddii aan la mideyn canshuuraha
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in heerka canshuuraha gudaha ee dalka laga aruuriyo uu weli ka h...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno adag kasoo saartay dhacdooyinkii naxdinta lahaa ee Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan oo isugu jira dil toogasho...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay la wadaagista Somaliland dakhliga kasoo baxa e-Visa
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wadaagista dakhliga ka soo xarooda nidaamka dal...
Warkii oo dhan »Farmaajo: “Dalka waxaa ka jira xaalad cakiran, dowladduna waa inay mudnaanta siisaa midnimada iyo doorashada”
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan casho sharaf iyo is-xogwaraysi ah la qaa...
Warkii oo dhan »SoDMA oo ka digtay abaar ba’an: “Gargaarka ayaa yaraaday, roobkiina wuu soo daahay”
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shir gaar ah guddoomi...
Warkii oo dhan »Museveni oo ku baaqay in la dhiso ciidan mideysan oo Bariga Afrika ah, Somalia-na qeyb weyn ka noqoto
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa mar kale soo celiyay fikraddiisa ku saabsan in la dhiso Mi...
Warkii oo dhan »Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka oo Muqdisho ka furmay
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fede...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha xisbiga DCP ee Kenya oo Ruto ku eedeeyay in uu Kenya u maamulayo sida Soomaaliya
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha xisbiga DCP ee Kenya, Rigathi Gachagua, ayaa si kulul u dhaliilay khudbad uu Madaxweynaha Kenya William ...
Warkii oo dhan »