Wararka Maanta

Oday 80 jir ah oo aano qabiil darteed maanta loogu dilay duuleedka deegaanka Xalfooley ee gobolka Hiiraan

Oday 80 jir ah oo aano qabiil darteed maanta loogu dilay duuleedka deegaanka Xalfooley ee gobolka Hiiraan

NOV 25, 2025

Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in barqanimadii maanta lagu dilay tu...

Warkii oo dhan »
NISA oo Howlgal Ka Fulisay Cumar Beere, Kana Takhalustay Horjoogihii Qaraxyada Al-Shabaab

NISA oo Howlgal Ka Fulisay Cumar Beere, Kana Takhalustay Horjoogihii Qaraxyada Al-Shabaab

NOV 25, 2025

 Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan, ee hoostaga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa xalay ...

Warkii oo dhan »
Raysal Wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo goordhaw u ambabaxay dalka Morocco

Raysal Wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo goordhaw u ambabaxay dalka Morocco

NOV 25, 2025

Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw u amba...

Warkii oo dhan »
Ilhan Omar oo sheegtay inay Soomaalida ka difaaci doonto weerar kaste oo uga yimaada Trump

Ilhan Omar oo sheegtay inay Soomaalida ka difaaci doonto weerar kaste oo uga yimaada Trump

NOV 25, 2025

Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Xildhibaanad Maraykanka Ilhan Omar iyo hoggaamiyeyaasha Minnesota Democratic-Farmer-Labor ayaa dhaleeceeyay Madaxwe...

Warkii oo dhan »
Fahad Yaasiin oo Digniin Siyaasadeed u Diray Ra’iisul Wasaare Xamse

Fahad Yaasiin oo Digniin Siyaasadeed u Diray Ra’iisul Wasaare Xamse

NOV 25, 2025

 Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa q...

Warkii oo dhan »
Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay deegaanka Cali Heele

Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay deegaanka Cali Heele

NOV 25, 2025

Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Ciidmaada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysnaa ku dilay horjooge sar...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Kazakhstan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Kazakhstan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya

NOV 25, 2025

 Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kazakhstan, Kassym Jomart Tokayev, ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadihii aqoon...

Warkii oo dhan »
Shil gaari oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhacay bartamaha magaalada Garowe

Shil gaari oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhacay bartamaha magaalada Garowe

NOV 25, 2025

 Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Hal askari oo ka tirsan Booliska Puntland iyo darawal mooto bajaaj ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka...

Warkii oo dhan »
Macallin laba caruur ah kufsi ugu gaystay Burco oo lagu xukumay 14 sanno oo xadhig ah

Macallin laba caruur ah kufsi ugu gaystay Burco oo lagu xukumay 14 sanno oo xadhig ah

NOV 24, 2025

Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Somaliland ayaa maanta soo saaray warbixin faahfaahsan oo ku saabsan kiisas kufsi ah...

Warkii oo dhan »
Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Dad-dhigista iyo Tirokoobka Xaaladaha Madaniga ah

Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Dad-dhigista iyo Tirokoobka Xaaladaha Madaniga ah

NOV 24, 2025

 Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka  Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay wehliyeen labada Gu...

Warkii oo dhan »