Wararka Maanta
Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Jimco, November 28, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo saakay aroortii hore ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Laftagareen "Wax la aqbali karo maaha in masaafurka jidka loo istaago, Shalay waxa maqlay dhacdadii igu xumeyd"
Khamiis, November 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si adag uga hadlay...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo markii ugu horreysay Safiir u magacowday dalka Uzbekistan
Khamiis, November 27, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Uzbekistan, Bakhtiyor Saidov, ayaa maanta si rasmi ah u guddoomay ...
Warkii oo dhan »Xulka Qaranka Soomaaliya oo laga soo reebay is reeb reebka Tartanka FIFA Arab Cup 2025
Khamiis, November 27, 2025 (HOL) - Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa soo bandhigay ciyaar geesinimo iyo go'aan adag lagu xasuusan doono, ink...
Warkii oo dhan »NISA oo sheegtay inay gacanta kusoo dhigtay Koox Ka Kooban 11 Qof oo Lagu Eedeeyay Falal Argagixiso
Khamiis, November 27, 2025 (HOL) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta shaacisay inay gacanta ku dhigtay shabakad Al sha...
Warkii oo dhan »Dowladda Spain oo Howlgalka AUSSOM ugu deeqay hal mliyan oo Yuuro ah
Khamiis, November 27, 2025 (HOL) - Dowladda Spain ayaa ansixisay hal milyan oo euro oo ah deeq ah oo loo dirayo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada...
Warkii oo dhan »NOSUJ oo sheegtay in 79 kiis oo ku saabsan tacaddiyo galmo oo lagula kacay haweenka suxufiyiinta Soomaaliya
Khamiis, November 27, 2025 (HOL) - Ururka Suxufiyiinta ee NUSOJ ayaa soo bandhigay warbixin cusub oo muujinaysa in haweenka suxufiyiinta ah ay k...
Warkii oo dhan »Booliiska gobolka Banaadir oo ka shiray amniga guud ee magaalada Muqdisho
Khamiis, November 27, 2025 (HOL) - Taliyaha qeybta guud ee ciidanka Booliska gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin ayaa guddoomiyay kula...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo markale ka hadlay xaalada abaarta ee ka jirta Soomaaliya
Khamiis, November 27, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu uga hadlayo xaal...
Warkii oo dhan »Faahfaahin: Ciidamo Maraykan ah oo howlgal dhulka ah ka fuliyay togga Baallade
Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Ciidamada gaarka ah ee Dowladda Maraykanka iyo ciidanka Puntland ee la dagaalanka Argigixisada, ayaa weerar qorshays...
Warkii oo dhan »