Wararka Maanta
SoDMA iyo Plan International oo kawada hadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen sadaasha hore ee abaarta Soomaaliya
Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray saadaasha hore ee abaarta soo socota, xoojinta iskaashiga istaraatiijiyadeed, iyo dhismaha nidaamyad...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashada Puntland iyo xisbiyada siyaasadda oo isku kilaafay hannaanka lagu wajahayo doorashada 2029
Axad, November 30, 2025 (HOL) - Guddiga doorashada Puntland ayaa shaaciyay in doorashada madaxtinimada ee soo socota lagu qaban doono hab baarlamaan...
Warkii oo dhan »Axmed Madoobe: Dowladnimada Soomaaliya ee maanta dhisan waxaa asal u ah Kenya
Sabti, November 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Kenya ku ammaanay inay saldhig u tahay dowl...
Warkii oo dhan »Dowladda Mareykanka oo amaro kusoo rogtay shirkadaha xawaaladaha ee kuyaala dalka Maraykanka
Sabti, November 29, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa soo saartay digniin cusub oo ku saabsan lacagaha sharci-darrada ah ee dhexmara nidaamka ma...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Jadwalka Doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir
Sabti, November 29, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ma...
Warkii oo dhan »Guddoomiye Abshirow oo digniin adag u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka maqnaada fadhiyada Golaha
Sabti, November 29, 2025 (HOL) - Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta far...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare geystay oo ka dhacay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Sabti, November 29, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal beeled geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kasoo barqa...
Warkii oo dhan »Golaha Aqalka Sare oo meelmariyay Hindise-Sharciyeedka Dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliya
Sabti, November 29, 2025 (HOL) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay Hindise-Sharciyeedka Dhisidda Hay&...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo beeniyay in ciidamadiisu weerar dhulka ah ku qaadeen kooxda Daacish ee ku sugan Baallade
Sabti, November 29, 2025 (HOL) - Milatariga Maraykanka ayaa beeniyay warar sheegayay in ciidamadoodu weerar dhulka ah ku qaadeen kooxda Daacish...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Morocco oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah
Sabti, November 29, 2025 (HOL) - Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Ca...
Warkii oo dhan »