Wararka Maanta

Somaliland iyo Maraykanka oo ka wadahadlay  iskaashiga amniga Geeska Afrika iyo Badda Cas

Somaliland iyo Maraykanka oo ka wadahadlay iskaashiga amniga Geeska Afrika iyo Badda Cas

NOV 26, 2025

 Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Booliska Interpol

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Booliska Interpol

NOV 26, 2025

Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag aya...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo kaabiga ku haaya degmada Jamaame

Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo kaabiga ku haaya degmada Jamaame

NOV 26, 2025

Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa kaabiga ku haaya degmada Jamaame ...

Warkii oo dhan »
Koomiishanka Xuquuqda Aadanaha Itoobiya oo amaro dul dhigay Dowlada Deegaanka Soomaalida

Koomiishanka Xuquuqda Aadanaha Itoobiya oo amaro dul dhigay Dowlada Deegaanka Soomaalida

NOV 26, 2025

Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Koomiishanka Xuquuqda Aadanaha ee Itoobiya (ESMECO) ayaa kulan muhiim ah la yeelatay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka S...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Al-shabaab ay qaadan karaan Kaarka NIRA

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Al-shabaab ay qaadan karaan Kaarka NIRA

NOV 26, 2025

Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in hay’adaha amniga dalka ay u xaqiijiyeen in kooxda Al-Shabaab ay...

Warkii oo dhan »
Uganda oo joojisay inay aqoonsi qaxootinimo siiso muwaadiniinta kasoo jeeda Soomaaliya

Uganda oo joojisay inay aqoonsi qaxootinimo siiso muwaadiniinta kasoo jeeda Soomaaliya

NOV 26, 2025

Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Gargaarka, Masiibooyinka iyo Qaxootiga dalka Uganda, Hilary Onek, ayaa shaaciyay in dowladdu joojisay bixin...

Warkii oo dhan »
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

NOV 26, 2025

 Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay deegaanka Phi...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maryan Maxamed Nuur ku Xukuntay 6 Sano oo Xabsi

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maryan Maxamed Nuur ku Xukuntay 6 Sano oo Xabsi

NOV 26, 2025

 Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun adag ku ridday Maryan Maxamed Nuur, kadib markii Xafiiska Xeer Ilaaliya...

Warkii oo dhan »
Macalinka Xulka Qaranka Soomaaliya oo rajo ka muujiyay kulanka ay caawa la ciyaarayaan Oman

Macalinka Xulka Qaranka Soomaaliya oo rajo ka muujiyay kulanka ay caawa la ciyaarayaan Oman

NOV 26, 2025

Arbaco, November 26, 2025 (HOL) - Xulka qaranka Soomaaliya ayaa caawa wajahaya dhiggiisa Oman, kulan ka tirsan isreeb-reebka Koobka Carabta FIFA Qatar...

Warkii oo dhan »
Machadka Daraasaadka Amniga Israa’iil oo ku baaqay in Israa’iil aanay noqonin dalka ugu horreeya ee aqoonsada Somaliland

Machadka Daraasaadka Amniga Israa’iil oo ku baaqay in Israa’iil aanay noqonin dalka ugu horreeya ee aqoonsada Somaliland

NOV 25, 2025

 Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo uu daabacay Machadka Daraasaadka Ammaanka Qaranka ee Israa'iil (INSS) ayaa lagu sheegay in ...

Warkii oo dhan »