Wararka Maanta
Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo ansixiyay wasiirrada uu soo magacaabay madaxweyne Firdhiye
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Aw Cali, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Cabdi...
Warkii oo dhan »Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Wadajir Uga Dooday Miisaaniyadda 2026
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa wadaj...
Warkii oo dhan »Bixinta Kaararka Codbixinta ee doorashada golaha Degaanka Gobolka Banaadir oo ka bilaabmay Muqdisho
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah u bilaabay bixinta kaararka codbixinta ee caasimad...
Warkii oo dhan »Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Dhismaha 18 Xarumo Caafimaad oo Casri ah
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo ...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ku dhawaaqday in Dekadda weyn ee Muqdisho shaqeyn doonto 24 saacadood
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho si isku mid ah ah u shaqey...
Warkii oo dhan »Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Somaliland ay Ku Guulaysatay in ay Gacanta Ku Dhigto Maamulka Hawadeeda
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Xisbiga Kulmiye ee Somaliland ayaa soo dhaweeyay Ururka Caalamiga ah ee Duulimaadyada (IATA) oo sheegay i...
Warkii oo dhan »Booliiska Puntland oo ka hadlay gabadh 14 jir ah oo lagu dilay Gaalkacyo
Sabti, November 15, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in haweeney lagu magacaabo Hodan Maxamuud Diiriye, oo 34 jir...
Warkii oo dhan »Kenya oo ka cabanaysa hoos u dhacay ku yimid Qaadka Miirowga ee loo dhoofiyo Soomaaliya
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Dhoofka Qaadka Miirowga ee Kenya u dhoofiso Soomaaliya ayaa hoos u dhacay 16.9 boqolkiiba sanadkan 2025, isagoo...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay qaadanayso 4 kun oo macallin
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qorshe lagu qaadanayo 4,000 oo macallimiin ah, si...
Warkii oo dhan »Isbitaalka Aga Khan University Hospital (AKUH) iyo diyaarada Kenya Airways oo iska kaashanaya fududeynta safarrada caafimaadka ee Africa
Jimco, November 14, 2025 (HOL) - Isbitaalka Aga Khan University Hospital (AKUH) iyo shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways (KQ), oo ay ku j...
Warkii oo dhan »