Wararka Maanta

Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub iyo musharaxooda madaxweyne

Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub iyo musharaxooda madaxweyne

NOV 10, 2025

 Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo caan ka ah dalka, islamarkaana ka kala socday Ururro, Xisbiyo iyo Maadallo kala ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Laftagareen iyo Maxamed Mursal oo ka heshiiyay Siyaasadda Koonfur Galbeed

Madaxweyne Laftagareen iyo Maxamed Mursal oo ka heshiiyay Siyaasadda Koonfur Galbeed

NOV 10, 2025

Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Maxamed Laftagareen, iyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mu...

Warkii oo dhan »
Puntland oo Qatar ku eedeysay inay ka dambeysay dilkii madaxii DP World ee dekedda Boosaaso

Puntland oo Qatar ku eedeysay inay ka dambeysay dilkii madaxii DP World ee dekedda Boosaaso

NOV 10, 2025

 Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Qatar inay ka dambeysay dilkii maareeyihii shirkadda DP World ee dekedda Bo...

Warkii oo dhan »
Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Ka Hortagga Burcad Badeedda iyo Afduubka

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Ka Hortagga Burcad Badeedda iyo Afduubka

NOV 10, 2025

 Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay hindise-sharciye...

Warkii oo dhan »
Xukuumada Somaliland oo joojisay munaasibad lagu xusayay Xeer Ciise oo la doonayay in lagu qabto Saylac

Xukuumada Somaliland oo joojisay munaasibad lagu xusayay Xeer Ciise oo la doonayay in lagu qabto Saylac

NOV 10, 2025

Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland ayaa soo saartay digreeto ay ku amrayso Guddoomiyaha Gobolka Selel ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay dalka Algeria

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay dalka Algeria

NOV 10, 2025

Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u  am...

Warkii oo dhan »
Amnesty International “Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka waxay dayaceen kumannaan qof oo abaartu dishey Koonfurta Soomaaliya”

Amnesty International “Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka waxay dayaceen kumannaan qof oo abaartu dishey Koonfurta Soomaaliya”

NOV 10, 2025

Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Hay’adda caalamiga ah ee Amnesty International ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamku ay ku fash...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay eedeymo la xiriira ku qasbidda shaqaalaha gobolka inay ku biiraan ururro siyaasadeed

Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay eedeymo la xiriira ku qasbidda shaqaalaha gobolka inay ku biiraan ururro siyaasadeed

NOV 10, 2025

Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u beeniyay eedeymo lagu sheegay in shaqaalaha maamulka lagu qasbay inay i...

Warkii oo dhan »
Waa sidee xaalada deegaanka Dudumaaye ee Shalay dagaalka culus uu ka dhacay

Waa sidee xaalada deegaanka Dudumaaye ee Shalay dagaalka culus uu ka dhacay

NOV 10, 2025

Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Xaalad deganaasho ah aan caga badan ku taagneyn ayaa maanta laga dareemaya tuulada Dudumaaye oo hoostagta degmada Wa...

Warkii oo dhan »
Afar carruur ah oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa kadib markii aabahood uu ku gubay guri

Afar carruur ah oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa kadib markii aabahood uu ku gubay guri

NOV 09, 2025

Axad, November 9, 2025 (HOL) - Afar carruur ah oo walaalo ah ayaa ku gubatay guri jiingad ah oo ku yaalla xaafadda October ee degmada Axmed Dhagax ee ...

Warkii oo dhan »