Wararka Maanta
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo sheegtay in lasoo afjaray cabashooyinkii shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faa...
Warkii oo dhan »Saddex eedeysane oo loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la’ ee ka dhacay Wanlaweyn
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd...
Warkii oo dhan »Nin lagu dilay Hargaysa iyo eedaysanihii falka geystay oo baxsaday
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in xalay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa lagu dilay Marx...
Warkii oo dhan »Daacish oo weli xoolo nool ka hela reer miyiga ee Buuraha Calmiskaad
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Ilo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in ururka Daacish uu weli xoolo nool ka helo dad reer miyi ah oo ...
Warkii oo dhan »Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde oo Shaqo Joojin Sameeyay
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin...
Warkii oo dhan »Safiirka Soomaaliya ee Congo, oo Madaxweynaha DRC u gudbiyey waraaqihiisa aqoonsiga
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Safiirka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), Ilyas Cali Xasan, ayaa si rasmi ah ugu wareeji...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal xoogan oo deegaano hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ...
Warkii oo dhan »Howlgallada Badda ee Atalanta iyo Ciidanka Badda Hindiya oo si dhow ula socda burcad-badeed ku sugan xeebaha Soomaaliya
Talaado, November 11, 2025 (HOL) - Howlgalka EUNAVFOR Operation Atalanta ayaa sheegay in ay si wadajir ah ula socdaan Ciidanka Badda Hindiya koox burc...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay dalalka muwaadiniintooda u safraan Hindiya
Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa kaalinta koowaad ka gashay dalalka ugu badan ee muwaadiniintooda u safraan dalka Hindiya, sida...
Warkii oo dhan »Maamulaha World Remit oo sheegay in Premier Bank uu ka faa’iido dal-ku-galka danabeysan ee Soomaaliya
Isniin, November 10, 2025 (HOL) - Maamulaha Guud ee Xawaaladda World Remit, Axmed Ismaaciil, ayaa sheegay in nidaamka dal-ku-galka danabeysan (E...
Warkii oo dhan »