Wararka Maanta
Koonfur Galbeed oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay duuleedka Baydhabo, soona bandhigtay Meydadka xubno ka tirsan Al-shabaab
Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal waabarigii hore ee saakay ka dhacay deegaanka B...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay degmada Aadan Yabaal
Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Labo sano ayaan guuleysaneynay waxa dhacaya oo aad arkeysaan waa faltan dagaal oo nimba maalin la riixayo"
Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo Al shabaab oo ku dagaalamay Duleedka magaalada Baydhabo
Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culu...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Gedo oo Guddiga Doorashooyinka uga digay inay Doorasho ka qabtaan Gobolkaasi
Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Dowlad Goboleedka Jubaland ugu magacaaban Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Qaadi ayaa uga digay Guddiga ...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay: Dhacdooyinka carqaladeynta gargaarka bini'aadantinimo ee Soomaaliya oo hoos u dhacay
Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isku-dubbaridka Arrimaha Gargaarka Bani’aadannimo (OCHA) ayaa sheegay in tirada ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo gabi ahaanba ka baxday wadahadaladii mudada u socday dowladda Soomaaliya
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa gabi ahaanba ka baxday wadahadaladii ay kula jirtay dowladda Soomaaliya ee mudada tobanka sano ka...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay xaalada guud ee degmada Aadan Yabaal oo Al-shabaab la wareegtay
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Al-sha...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo isaga baxay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka iney ...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray xarunta diiwaangelinta codbixiyaasha ee Degmada Shingaani
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta di...
Warkii oo dhan »