Wararka Maanta

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo boggaadiyay guulaha ciidanka xoogga ka gaareen dagaalka Al-shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo boggaadiyay guulaha ciidanka xoogga ka gaareen dagaalka Al-shabaab

APR 18, 2025

 Jimco, April 18, 2025 (HOL) - Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiim...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 800,000 oo qof oo ku nool Puntland oo wajahaya Xaalado nolol xumo oo ka dhalatay abaaraha

Ku dhawaad 800,000 oo qof oo ku nool Puntland oo wajahaya Xaalado nolol xumo oo ka dhalatay abaaraha

APR 18, 2025

 Jimco, April 18, 2025 (HOL) - Ku dhawaad 800,000 oo qof oo ku nool Puntland ayaa wajahaya xaalado nololeed oo aad u liidata, taasoo ka dhalatay ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa iney dalka ka ceyriso sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa iney dalka ka ceyriso sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika

APR 18, 2025

 Jimco, April 18, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda ariimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in ...

Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo maanta gobolka Sanaag ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo

Dagaal xooggan oo maanta gobolka Sanaag ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo

APR 17, 2025

 Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Dagaal culus oo muddo socday ayaa maanta ka dhacay deegaanka Daanweyne ee gobolka Sanaag, waxaana uu u dhexeeyay...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqday in maxaabiistii ay ka qaaday Laascaanood ku wareejiso ICRC

Somaliland oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqday in maxaabiistii ay ka qaaday Laascaanood ku wareejiso ICRC

APR 17, 2025

 Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale tallaabadii ay Dowladda Soomaaliya 25 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista Somal...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen "Maanta waa maalin weyn oo lagu iloobay dhibaatadii Shalay Al-shabaab ka geysteen Aadan yabaal"

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen "Maanta waa maalin weyn oo lagu iloobay dhibaatadii Shalay Al-shabaab ka geysteen Aadan yabaal"

APR 17, 2025

 Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafgareen ayaa amaan iyo bogaadin balaaran u jee...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 35 xubnood oo ka tirsanaa Shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 35 xubnood oo ka tirsanaa Shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay

APR 17, 2025

 Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda  Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u ...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo duqayn cirka ah ku burburiyay doonyo hub u siday kooxda Alshabaab

Maraykanka oo duqayn cirka ah ku burburiyay doonyo hub u siday kooxda Alshabaab

APR 17, 2025

 Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 d...

Warkii oo dhan »
Koonfur Galbeed oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay duuleedka Baydhabo, soona bandhigtay Meydadka xubno ka tirsan Al-shabaab

Koonfur Galbeed oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay duuleedka Baydhabo, soona bandhigtay Meydadka xubno ka tirsan Al-shabaab

APR 17, 2025

 Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal waabarigii hore ee saakay ka dhacay deegaanka B...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay degmada Aadan Yabaal

Ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay degmada Aadan Yabaal

APR 17, 2025

 Khamiis, April 17, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii...

Warkii oo dhan »