Wararka Maanta
Guddiga Doorashada oo sheegay in gacanta lagu soo dhigay Shaqsi isku dayay inuu laba jeer iska diiwaangeliyo Degmada Shingaani
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka ayaa sheegay in maanta gacanta lagu soo dhigay Yuusuf Axmed Dhaqane oo ah d...
Warkii oo dhan »Maxey ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare hore Shirdoon ?
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Cabdi...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Waxaan xaqiijinayaa in aan gorgortan laga geli karin wadajirka dhuleed ee Somaliland
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo khudbad sannadeedkii dastuuriga ahayd u jeediya...
Warkii oo dhan »Ciidamada Puntland oo go'doomiyay dagaalamayaasha Daacish ee laga saaray Togga Miiraale
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay si buuxda u go'doomiyeen dagaalamayaasha kooxda Daacish ee laga saaray To...
Warkii oo dhan »Caruur Maqalka la’aa oo dib loogu soo celiyay maqalkoodi oo soo dhoweyn loogu sameeyay magaalada Muqdisho
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa Garoonka Aadan...
Warkii oo dhan »Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland oo soo dhoweeyay aqoonsiga maamulka SSC Khaatumo
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Madasha Siyaasadda Puntland (PPF), oo ah urur mideeya siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland, ayaa ku baaqay in la...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duuleedka magaalada Muqdisho
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo Xalay kooxda Al-shabaab ku qaaday fariisimo ciidanka xoogga dal...
Warkii oo dhan »Wasaaradda arrimaha Dibadda Yemen oo beenisay in la beecinayo dhismaha Safaarada Yemen ee Soomaaliya
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Wasiirka arrimaha Dibadda dalka Yemen Shaaic Muxsin Al Zendani ayaa sheegay in been abuur ay tahay wararka la isla ...
Warkii oo dhan »Degmooyin ka tirsan Muqdisho oo maanta looga dareeray diiwaan galinta cod bixiyaasha
Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Degmooyinka Xamarweyne, Boondheere iyo Shibis ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billaawday diiwaan galinta cod...
Warkii oo dhan »Puntland oo fashilisay weerarro ismiidaamin ah oo Daacish la damacsanayd difaacyada ciidankeeda ku sugan Togga Miiraale
Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland ayaa maalintii labaad wada howlgal ballaaran oo ka dhan ah ururka Daacish, howlgalkaas o...
Warkii oo dhan »