Wararka Maanta
Shirdoon oo sheegay inuu Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya kala hadlay Doorasho wadar ogol ah inay dalka ka dhacdo
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay inuu Madaxda dalka ugu sareeysa ...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daah furay Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Hirgel...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka hortimid aqoonsi gaar ah ay Puntland ay u sameeneyso shacabka Degeenadeedi
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa si kulul uga hortimid tallaabadi uu Madaxweynaha Maamulka Puntland Sac...
Warkii oo dhan »Xeer ilaaliyaha SSC Khaatumo: Faarax Caydiid Jamaac waxaa raadinayay oo dilay kooxda Alshabaab
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Xeer Ilaaliyaha guud ee SSC-Khaatumo, Cabdullaahi Xirsi Dheere, ayaa ku eedeeyay kooxda Al-Shabaab inay ka dambey...
Warkii oo dhan »Diyaarado milatari oo siday ciidamo Turkey ah oo gaaray magaalada Muqdisho
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Labo diyaarad ciidan oo kasoo duulay dalka Turkiga ayaa ka degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada ...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo howlgal qorsheysnaa ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysanaa ku burburiyay fariisimo kooxda Al-shabaab ku laheyd d...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka oo muddo dheeri ah ugu daray diiwaangelinta ururada Siyaasadda dalka
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha ayaa sheegay inay kor dhiyeen muddada diiwaangel...
Warkii oo dhan »Sarkaal Itoobiyaan ah oo lagu dilay magaalada Laascaanood
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Sarkaal ka tirsan Qunsuliyadda Itoobiya ee magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland, ayaa xalay lagu dilay ...
Warkii oo dhan »Dabley degaanka Bursaalax ee gobolka Mudug ku dilay maamulihii shirkadda isgaarsiinta Golis iyo ganacsade kale
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Koox dabley ah ayaa degaanka Bursaalax, oo qiyaastii 52km waqooyi-galbeed kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee gobolk...
Warkii oo dhan »Hoggaamiye Cali Jeyte "Waxaan ku talinaya in Al-shabaab laga daba raro naagahooda iyo Ilmahooda magaalooyinka jooga"
Axad, April 20, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleeyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan ayaa soo jeediyay in caruur...
Warkii oo dhan »