Wararka Maanta
Shirka Madasha Arrimaha Bini'adamnimada oo maanta ka furmay Magaalada Gaalkacyo
Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuu...
Warkii oo dhan »Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir
Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya inuu goor dhow ka dhacay Qarax nooca miin...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir "Xawaadle intuu barakici lahaa waxuu ka doorta in god galaan oo la aaso"
Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ku matala beesha Xawaadle iyo siyaasiinta beesha...
Warkii oo dhan »Macawiisleeyda Hiiraan oo weerar culus ka fuliyay deegaano hoostaga degmada Aadan yabaal
Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysnaa oo galinkii dambe ee Shalay ciidanka Macawiisleeyda ka sa...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo Axmed Madoobe ku xirtay sharuud uu kagasoo qeyb gali karo shirka madasha
Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag, ayaa sheegay in Madaxweyn...
Warkii oo dhan »Jubbada Hoose oo lagu dilay xubno ka tirsan Kooxda Al shabaab
Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa daraawiishta Ju...
Warkii oo dhan »Wasiir Fartaag: Alshabaab ma beddelin hab dhaqankoodii gabbood-fallo fool xun ayay ka geysteen Aadan Yabaal
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Wasiirka amniga dowladda Federaalka Soomaaliya, Gen. Senator Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil Fartaag, ayaa sheegay i...
Warkii oo dhan »SSC Khaatumo oo ka hadashay dilkii Laascaanood loogu geystay sarkaal ka tirsanaa qunsuliyadda Itoobiya ee Garowe
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Maamulka SSC-Khaatumo ayaa 24-saac kaddib ka hadlay dilkii magaalada Laascaanood loogu geystay Faarax Jaamac Cayd...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi "lagama cabsi qabo in dalkaan ciyaal gaajeysan oo is qarxinaya qabsan karaan dalka"
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Mac...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay duuleedka degmada Bardaale
Isniin, April 21, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maanta galinkii hore ka dhacay duuleedka magaalada Bardaale e...
Warkii oo dhan »