Wararka Maanta
Wasiirka arrimaha gudaha Ciraaq oo dhanbaal ka qeyb galka Shirka Jaamacadda Carabta soo gaarsiyay Madaxweynaha Soomaaliya
Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Ciraaq Abdul Amir Al-Shammari oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa wax...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in kabadan 40 Dagaalame oo ka tirsan Al shabaab in lagu dilay Howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa sheegtay in In ka badan 40 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab lagu dila...
Warkii oo dhan »Xildhibaanada Labada Aqal ee ka soo jeeda Jubbaland oo ka digay faragelinta Dowladda Federaalka ee gobolka Gedo
Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay Dowlad-Goboleedka Jubbaland ...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda
Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu shir Guddoomiyay Sh...
Warkii oo dhan »Puntland oo ku eedeysay Somaliland inay 2 doonyood oo shacab leeyahay ka afduubatay degmada Laasqoray
Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Somaliland in laba doonyood oo ay lahaayeen ganacsato reer Puntland ah ay ka ...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda oo sheegay inay gacanta ku hayaan degaanka wargaadhi
Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Ciidamada xooga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa saakay jab xooggan gaarsiiyey kooxda Alshabaab oo weerar ku qaaday...
Warkii oo dhan »Puntland oo ka hortimid qorshe dowladda Soomaaliya ku midaynayso diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah
Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si cad uga horyimid qorshe lagu mideynayo diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah (IDPs) e...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo Ciidamada Dowladda iyo Al shabaab ku dhexmaray Degaanka Wargaadhi ee Shabeelaha Dhexe
Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu saakay ku dhex maray degaanka War...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaatay Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya
Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir la yeeshay ergada Midowga Yuru...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo galabta dib uga qarxay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan
Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Aboorey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobolka Hiiraa...
Warkii oo dhan »