Wararka Maanta
Xildhibaan Qawdhan oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka
Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dow...
Warkii oo dhan »Booliska Australia oo faah faahin ka bixiyay Wiil Soomaali ah ay toogteen
Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Booliska dalka Australia ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii ka dambeeyay inay toogtaan wiil Soomaali ah waxaan...
Warkii oo dhan »Turkiga oo yeelanaya 90% dakhligii shidaalka iyo Gaaska uu kasoo saaro Soomaaliya
Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Turkiga ayaa yeelan doona ilaa 90 boqolkiiba dakhliga kasoo baxa saliidda iyo gaaska laga soo saaro Soomaaliya, s...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo Xalay ciidamada Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ka fuliy...
Warkii oo dhan »Midowga Yurub : Mustaqbalka amniga Soomaaliya kuma sii tiirsanaan karo taageeradeenna kaliya
Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Midowga Yurub oo muddo dheer ka mid ahaa maalgeliyeyaasha ugu waaweyn hawlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, ayaa ...
Warkii oo dhan »Hoggaamiye Firdhiye oo sheegay in uu doonayo in dadka reer Sanaag ay wax wada dhistaan
Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay inuu doonayo in dadka reer Sanaag ...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo difaacay kasoo bixitaanka Ciidamada Dowladda ee furimaha Dagaalka
Arbaco, April 23, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa difaacay ciidamada Dowladda Soomaaliya ee dhowa...
Warkii oo dhan »In ka badan 30 ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil baabuur oo ka dhacay Hiiraan
Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaarayo deegaanka Cali Ganeey ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in barqanimadii maanta deegaanka...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xaqiijisay in madaxweyne Deni uu ka qeyb galayo shirka Wadatashiga
Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu ka qeyb gel...
Warkii oo dhan »Guddiga Xuquuqul insaanka oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Su'aalo ka weydiiyay Sharciga Barakacayaasha ee horyaala Baarlamaanka
Talaado, April 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cali Xoosh ayaa maanta hor tagay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arr...
Warkii oo dhan »