Wararka Maanta
Shir aan caadi ahayn oo Madaxda Dowladdaha ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya uga furmaya Uganda
Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Magaalada Entebbe ee dalka Uganda waxaa maanta oo Jimce ah ka furmaya shir aan caadi ahayn oo ay isugu imaanayaan ...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo ku baaqay taageero degdeg ah si loo joogteeyo dadaallada nabadeed ee Soomaaliya
Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Midowga Afrika (AU) ayaa mar kale ugu baaqay beesha caalamka in ay si wadajir ah u taageeraan kala guurka socda ee...
Warkii oo dhan »Uganda oo sheegtay in khatar culus ay kasoo socota Kooxda Al shabaab
Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Wasiirka Difaaca dalka Uganda, Hon. Jacob Marksons Oboth, ayaa ka dhawaajiyay in ammaanka Soomaaliya uu sii xumaan...
Warkii oo dhan »Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirka arrimaha gudaha Ciraaq oo kawada hadlay iskaashiga dagaalka Kooxaha Argagexisa
Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamh...
Warkii oo dhan »Markab shidaal waday oo ku wajahnaa Imaaraatka Carabta oo ku gubtay meel ku dhow biyaha Soomaaliya
Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Markab shidaal oo watay calanka Jasiiradda Marshall Islands, laguna magacaabo Invictus, ayaa dab ku qabsaday ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Cidna duullaan kuma nihin, laakiin cidii na soo doonata way ka shallayn doontaa
Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in 100-kii cisho ee ugu horreeyay mu...
Warkii oo dhan »Puntland oo diiday inay ka hadasho eedeymo la xiriira in Imaaraadka Carabtu ku rakibtay raadar magaalada Boosaaso
Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho eedeymo la xiriira in dowladda Imaaraadka Carabtu ku rakibtay raadar Is...
Warkii oo dhan »Dowladda Kuwait oo malaayiin lacag ah ugu deeqday Soomaaliya
Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Sanduuqa Kuwait ee Horumarinta Dhaqaalaha Carabta (KFAED) ayaa heshiis deeq maaliyadeed la saxiixday Xafiiska Qara...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay in Soomaaliya ay wali u baahan tahay ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda Midowga Afrika
Jimco, April 25, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf oo la hadlayay ka qeyb galayaasha wadamada ay ciidamada ka joogaa...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta u ambabaxay Dalka Uganda
Khamiis, April 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Uganda si uu uga qeyb galo Shirka Ma...
Warkii oo dhan »