Wararka Maanta
Hogaankii Dhismaha Ciidanka Boliiska ee qaabilsanaa Hirgelinta Dhismayaasha Dawladda oo 34sano kadib la hirgaliyey
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa 34sano kadib dib u howlgeliy...
Warkii oo dhan »Dhallinyaro doonaya in ciidamada Somaliland lagu daro oo mudaharaad rabshado wata ka dhigay Caynaba
Axad, April 27, 2025 (HOL) - 200 oo dhallinyaro ah oo doonayay in la qoro ciidanka millateriga Somaliland ayaa mudaharaad rabshado wata ka dhiga...
Warkii oo dhan »Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo sameeyay isku shaandheen Golahiisa Wasiirada
Axad, April 27, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta waxa uu isku shaandheen kooban ...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Batroolka oo ku wargelisay ganacsatada Soomaaliyeed in la dhaqangeliyay Xeer nidaamiyaha Dareera-hoosaadka Batroolka
Axad, April 27, 2025 (HOL) - Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo si diirran u soo dhoweysay heshiiska ay gaareen DRC iyo Rwanda
Axad, April 27, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay heshiiskii dhowaan ay kala saxiixdeen Jamhuuriyadda ...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Safiirka Shiinaha oo kawada hadlay wada shaqeyn dhex marta Barlamaanada Labada Dowladood
Axad, April 27, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan ...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo ka digay calamo aan ahayn ka Somaliland oo lagu arkay baraha bulshada
Axad, April 27, 2025 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa sharci-darro ku tilmaamay calamo ay ku qoran yihiin magacyo beeleed, kuwaas oo ay dadka qaar ba...
Warkii oo dhan »Cabdisaciid Muuse: Hay’adaha Sirdoonka Caalamiga ah waxay xubno ku leeyihiin Alshabaab dhexdooda si ay dhaqdhaqaaqyadooda ula socdaan"
Axad, April 27, 2025 (HOL) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, sidoo kalena ahaa La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo,...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Weli ma go'aansan inaan u tartamo doorashada 2026
Axad, April 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuusan weli go'aan ka gaarin inuu isku sharaxi doono ma...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al shabaab oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Axad, April 27, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay qaadeen howlga...
Warkii oo dhan »