Wararka Maanta
Hogaamiyaha Shaqaalaha Kenya oo sheegay in suurtagal ay tahay in Soomaalida ay Madaxweyne ka noqdaan Kenya
Talaado, April 29, 2025 (HOL) - Madaxa ururka shaqaalaha Kenya ee loo yaqaan COTU, Francis Atwoli, oo in kabadan 20sano ku jira Siyaasadda dalka...
Warkii oo dhan »Dowladda Mareykanka oo $170 Milyan oo Gargaar ah ka Jaratay Soomaaliya
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa jaratay $170 milyan oo gargaar ahaa oo loogu talagalay Soomaaliya, sida uu sheegay urur ...
Warkii oo dhan »Somaliland iyo Taiwan oo iska kaashanaya amniga badda iyo la dagaalanka budhcad-badeeda
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay inay Taiwan kala saxeexan doonaan heshiis ay iskaga kaashanayaan amniga badda iyo horuma...
Warkii oo dhan »Xafiiska Xajka Soomaaliya oo digniin arrimaha Xajka la wadaagay Xujeeyda sanadkaan Xajineysa
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Xafiiska Arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo ku wajahan Xujeeyda S...
Warkii oo dhan »Xildhibaano kabadan 100 Mudane oo sheegay inay mooshin kawadaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay ina...
Warkii oo dhan »Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday in lala wareego hantida diblumaasi Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay xagjirnimo
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diidday codsi ka yimid dowladda Kenya oo ku saabsan in lala wareego guri qiimihiisu...
Warkii oo dhan »Puntland oo soo saartay go'aamo lagu xakamaynayo tahriibka dhalinyarada
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Puntland ayaa soo saartay go'aamo ku saabsan xakameynta tahriibka iyo socdaalka sharci-darrada ah ee ka dhaca gar...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay inaanay ku dhex milmi doonin colaadaha Bariga Dhexe
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay inaanay qayb ka noqon doonin colaadaha ka taagan Bariga Dhexe sida dagaalka Qasa, kadib ...
Warkii oo dhan »Sacuudi Carabiya oo si kumeelgaar ah u joojisay fiisayaasha Xajka muwaadiniinta 14 dal oo Soomaaliya ku jirto
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Kahor Xajka 2025, Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kumeelgaar ah u mamnuucday bixinta fiisayaasha m...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo caasumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Ruushka si uu uga qeyb galo Shirka Moscow iyo Jaamacadda Carabta
Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lasoo gaarsiiyay dhambaalka casumaadda inuu ka qeyb galo shirk...
Warkii oo dhan »