Wararka Maanta
Guddoomiye Aadan Madoobe oo diiday inuu qabto mooshin loogasoo horjeedo xil ka qaadista xildhibaan Abiib
Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, k...
Warkii oo dhan »Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab oo soo buux dhaafiyay miyiga magaalada Baydhabo
Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaal...
Warkii oo dhan »Tiro hoobiyaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho
Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah degmooyinka magaa...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay inay Daacish ka sifaysay Togga Miiraale oo ahaa farriisimihii ugu adkaa ee kooxda ku harsanayd
Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Ciidamada Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaala...
Warkii oo dhan »Caruur Soomaaliyeed oo markoodi ugu horeeysay noloshoodi helay dareen maqal ah kadib qaliin lagu sameeyay
Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Waxa Magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay qaliin kooban oo loo sameeysay caruur Soomaaliyeed kuwaas oo dhagaha ...
Warkii oo dhan »Wakiilka Somaliland ee Kenya oo sheegay in Somaliland aanay waligeed aqbali doonin aqoonsiga SSC Khaatumo
Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Wakiilka Somaliland ee Kenya, Maxamed Axmed Hurre (Barwaani), ayaa sheegay in xuduudaha Somaliland aan la beddeli ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish
Jimco, April 18, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo c...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Dowladda Soomaaliya ku eedeysay dagaalkii shalay ka dhacay gobolka Sanaag
Jimco, April 18, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka D...
Warkii oo dhan »Ciidamada Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad
Jimco, April 18, 2025 (HOL) - Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaa...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Sacuudiga kala hadashay kiiska muwaadiniin Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada dalkaas
Jimco, April 18, 2025 (HOL) - Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabd...
Warkii oo dhan »