Wararka Maanta
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray xarunta diiwaangelinta codbixiyaasha ee Degmada Shingaani
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta di...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo diiday inuu taageero maalgelinta Qaramada Midoobay ee Ciidamada Midowga Afrika Ee Soomaaliya
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Mareykanka ayaa si cad u diiday inuu taageero qorshaha Qaramada Midoobay ee lagu maalgelinayo ciidamada nabad ila...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya weerar qaraxyo ku bilaawday oo ka dhacay degmada Aadan yabaal
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar afar jiho ah oo qaraxyo ku bilaawday oo ay saakay aroortii hore ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo dhimaya awoodda safaaraddiisa Muqdisho isla markaana xidhaya safaarado kale oo badan - CNN
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay xidho ku dhawaad 30 safaaradood iyo qunsuliyadood oo ay ku leedahay w...
Warkii oo dhan »Ciidamo cusub oo ka socda Jabuuti oo ka degay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Waxaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan gaaray ciidamo cusub oo ka socda dalka Jabuuti kuwaasi oo qeyb ka a...
Warkii oo dhan »Howlgal qorsheysan oo lagu dilay Horjoogayaal sar sare oo ka tirsan Al shabaab oo ka dhacay Jubbada Hoose
Arbaco, April 16, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanada Jubbooyinka ayaa sheegaya in Ciidamada Daraawiishta Jubaland iyo kuwa Kumaandooska ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo shirkadaha Maraykanka ugu yeertay inay shidaal baaris ka sameeyaan SSC Khaatumo
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka, Daahir Xasan Carab, ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya si rasmi ah ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in SSC Khaatumo aysan wax sharuud ah ku xirin sii daynta 25 maxbuus
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa sheegay in maxaabiista ay dowladda Soomaaliya kala soo war...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi "55 sano kadib inaan maanta joogno shacabkeena oo doorasho isku diiwaan galinaya waa guul taariikhi ah"
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa guul weyn ku tilma...
Warkii oo dhan »Cali Jeyte "Reer Hawiye ah ayuu cadawga naga dhex gala marka ceyrsano, hadaa ka daba taga is dhahnana waa nagula qeyliya"
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleeyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan ayaa si adag ugu dhaliil...
Warkii oo dhan »