Wararka Maanta
Cali Jeyte "Reer Hawiye ah ayuu cadawga naga dhex gala marka ceyrsano, hadaa ka daba taga is dhahnana waa nagula qeyliya"
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleeyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan ayaa si adag ugu dhaliil...
Warkii oo dhan »Taliska Booliska Qeybta Gobolka Banaadir oo ka digay in la buunbuuniyo aragtiyada Kooxda Al shabaab
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Taliyaha Booliska ee qeybta Gobolka Banaadir Macalim Mahdi oo maanta Shir jaraaid ah ku qabtay magaalada Muqdish...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo sheegay in ay sii daayeen maxaabiis ay Somaliland ka hayeen
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay sii daayeen 25 max...
Warkii oo dhan »Diiwaan galinta doorashada qof iyo codka ah oo maanta si rasmi ah uga bilaabatay Muqdisho
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Waxaa maanata magaalada Muqdisho si rasmi ah u...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Haamcaduur ee gobolka Galgaduud
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay tuulada Haamcaduur oo hoostagta deegaanka Qaayib e...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland ee lagu qabtay dagaalladii Sool
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo j...
Warkii oo dhan »UK oo kordhisay kaalmada ay siiso ciidamada ammaanka Soomaaliya, xilli ay sii kordhayaan halista Al-Shabaab
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Iyadoo Soomaaliya ay wajahayso halis amni oo cusub oo ka imaanaysa Al-Shabaab oo markale xoogeysanaya, ayaa Boqo...
Warkii oo dhan »Muwaadin Soomaali ah oo lala xiriirinayo dambiyada maandooriyaha oo lagu xiray dalka Mareykanka
Talaado, April 15, 2025 (HOL) - Saraakiisha Ilaalada Xuduudaha ee Maraykanka gaar ahaan Waaxda Blaine, Washington, ayaa xiray Muwaadin Soomaali ...
Warkii oo dhan »Xog: Imaaraatka Carabta oo saldhiggooda kuyaala Boosaaso ka hirgaliyay Raadaarka lagula socdo Gantaalada
Isniin, April 14, 2025 (HOL) - Warbixinno la helay ayaa sheegaya in ay Dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta (UAE) ay magaalada Boosaaso gaar ah...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo cunaqabatayn kusoo rogay 15 xubnood oo katirsan kooxda Alshabaab
Isniin, April 14, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay 15 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ka howlgasha gud...
Warkii oo dhan »