Wararka Maanta
Maxkamadda Islaamiga Beledweyne oo Ciidamo xoog leh dhigtay Deegaanka Kala-Beyr kadib markii ay Ciidamo Itoobiyaan ah ku soo dhawaadeen
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Tan iyo markii dhawaan dagaal qaraar uu ku dhax maray Deegaanka Kala-Beyr ee Gobolka Hiiraan Ciidamada Maxkamadda Isla...
Warkii oo dhan »Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo qabtay kulan looga hadlay sida ay u wada shaqeyn karaan Saxaafadda iyo Xiriirkaas
Arbaco, October 04, 2006(HOL): Xaflad Afur iyo Casho isugu jirtay oo uu soo qaban qaabiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa xalay lagu qabt...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo wafdi u dirtay Shir ay Jaamacadda Carabta soo agaasintay oo Nairobi ka dhacaya iyo Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan shirkaas waxba kala socon
Arbaco, October 04, 2006(HOL): Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maxkamadaha Islaamka Prof. Ibraahim Xasan Caddow ayaa sheegay in ay maanta wafdi labo xubnoo...
Warkii oo dhan »Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Britain oo Banaanbax cabasho ah ka hor sameeyay Xafiiska Ra’iisal Wasaare Tony Blair
Arbaco, October 04, 2006(HOL): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Britain ayaa banaanbax cabasho ah waxaa ay ka hor sameeyeen xafiiska Ra’ii...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay iyo Jaamacadda Carabta oo Wadamo ku lug leh Arrimaha Soomaaliya kala hadlaya in aysan sii fogeynin Xal ka gaarista Soomaaliya
Arbaco, October 04, 2006(HOL): Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Francois Lonseny Fall ayaa wuxuu b...
Warkii oo dhan »Dowladda Kenya oo sheegtay in aaney Garoomadeeda ka soo degi karin Soomaalida Baasaboor kasta oo ay wataan
Arbaco, October 04, 2006(HOL): Warkan ku saabsan in Dowladda Kenya ay Garoomadeeda Diyaaradaha ka mamnuucday dadka Soomaaliyeed Baasaboor kasta oo ay ...
Warkii oo dhan »Tartan lagu maamuusayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ka bilowday Magaalada Beledweyne
Talaado, October 03, 2006(HOL): Tartan kubada cagta ah oo lagu maamuusayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa ka furamay Garoonka kubada cagta ee Lama g...
Warkii oo dhan »Haweeney Soomaali ah oo lagu xukumay xabsi iyo lacag ganaax ah kadib markii ay gabadheeda gudatay
Talaado, October 03, 2006(HOL): Haweeney Soomaali ah oo degan dalka Sweden ayaa lagu xukumay seddex sano oo xabsi ah iyo in ay bixiso lacag gana...
Warkii oo dhan »Laanta Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Kismaayo oo ay Maxkamadaha Islaamka xayiraaddii ka qaadeen
Talaado, October 03, 2006(HOL): Waxaa dib u howlgashay oo xayiraadii laga qaaday Laanta Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Kismaayo oo ay Maleeshiyooyi...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamiga oo ka cabanaya Dad aan ka tirsaneyn oo Dadweynaha xukunno ku fuliya
Talaado, October 03, 2006(HOL): Golaha maxkamadaha Islaamka ee la wareegay gacan ku heynta Magaalada Muqdisho iyo gobollo ka tirsan Koofurta iyo Barta...
Warkii oo dhan »