Wararka Maanta
XILDHIBAAN CABDALLA XAAJI: “Indhaheyga ayaan saaray Askarta Itoobiyaanka, awood ahaan iyo ciidan ahaana wey u joogaan magaalada Baydhabo”
Axad, October 08, 2006(HOL): Iyadoo ay dhawaan magaalada Muqdisho ku soo kordhayeen Xildhibaanada Dowladda Federaalka ayaynu mid ka mid ah Xildhibaana...
Warkii oo dhan »Mid ka mid ah Xubnihii Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada oo Baydhabo ku soo fool leh
Axad, October 08, 2006(HOL): Mid ka mid ah xubnihii Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada ee laga saaray magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Ciise C...
Warkii oo dhan »Deeq bixiyayaasha Caalamka oo Dib u dhiska Soomaaliya ku xiray in Dowlad cusub la soo dhiso
Axad, October 08, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in deeq bixiyayaasha caalamka ay haatan shuruud ku xirayaan dib u dhi...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Mareykanka oo todobaad gudahiis labo jeer ka hadlay Xaaladda Soomaaliya
Axad, October 08, 2006(HOL): Madaxweynaha dalka Mareykanka George W. Bush ayaa markii ugu horeysay todobaad gudahiisa labo jeer soo hadal qaaday arrim...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxda Golaha Maxaakiimta oo bilaabay Wada Hadallo hoose oo aaney cidna ku kala dhex jirin
Axad, October 08, 2006(HOL): Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Guddoomiyaha Golaha Maxaakiimta Shiikh Shariif Shiikh Axm...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo maamul u sameeyay Gobolka Jubbada Hoose
Jimco, October 06, 2006(HOL): Maamul ka kooban 18 xub oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha gobolka, Gudoomiyaha Degmada, Waaxyadaha Maareynta Dekedda, Gar...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo ku dhawaaqay hal Maxkamad oo loogu hagaagayo Garsoorka Gobolka Banaadir
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Xafladda ku dhawaaqitaanka Maxkamadda ku dhaqanka Shareecadda Islaamka Gobolka Banaadir oo ka socotay Xaruntii Villa S...
Warkii oo dhan »Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo xalay Kulan ku qaatay Magaalada Muqdisho
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Waxaa xalay Magaalada Muqdisho kulan ku wada qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ka t...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Islaamiga Al-Bayaan oo howlgal Burcad sifeyn ah ka sameysay inta u dhaxeysa Buur-Hakaba iyo Deynuunaay
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Maxkamadda Islaamiga Al-Bayaan oo ka soo jeeda deegaanada Bay iyo Bakool ayaa maalmahaan ku mashquulsaneyd howlg...
Warkii oo dhan »Dhoofinta Dhuxusha oo weli sii socota iyadoo Maxkamadaha Islaamka ay mamnuuceen
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Waxaa mar kale si xowli ah u bilaabatay dhoofinta dhuxusha la shito, taasi oo laga sameeyo geedo laga soo jaray dhulka...
Warkii oo dhan »