Wararka Maanta
Garoonka diyaaradaha Beledweyne oo lagu wareejiyay gacanta Maxkamadda Islaamiga ee Gobolka Hiiraan
Talaado, October 10, 2006(HOL): Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb-galeen mas'uuliyiinta maxkamada islaamiga Gobolka Hiiraan iyo M...
Warkii oo dhan »Haweenka Horseedka Nabadda iyo Nolosha oo Maxkamadaha Islaamka ku eedeeyay in ay ka faro maroogsadeen gacan ku heynta Isbitaalka Banaadir
Talaado, October 10, 2006(HOL): Haweenka Horseedka Nabadda iyo Nolosha oo fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Golaha maxaakiimta Isla...
Warkii oo dhan »Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ay labo sano ugu buuxsantay Madaxweynenimadiisa isagoo aan cag dhigin Caasimadda Muqdisho
Talaado, October 10, 2006(HOL): 10-kii Oktoobar 2004 ayaa Madaxweynenimada Soomaaliya muddo shan sano ah waxaa loo doortay Col. C/llaahi Yuusuf Axmed ...
Warkii oo dhan »Col. Barre Hiiraale iyo Ciidamo uu wato oo la sheegay in ay dhaqaaqeen dhinaca Gobollada Jubbooyinka
Isniin, October 09, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaa...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo Jihaad lala galo Ciidamada Itoobiya ku dhawaaqay
Isniin, October 09, 2006(HOL): Kadib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in ay Ciidamo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo garabsanaya Ciid...
Warkii oo dhan »Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo kuwo Itoobiyaan ah oo qabsaday Magaalada Buur Hakaba dibna uga noqday
Isniin, October 09, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur Hakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay saakay magaaladaasi qabsadeen ciidamo...
Warkii oo dhan »Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo kuwo Itoobiyaan ah oo qabsaday Magaalada Buur Hakaba dibna uga noqday
Isniin, October 09, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur Hakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay saakay magaaladaasi qabsadeen ciidamo...
Warkii oo dhan »Sigaarka oo ku dhow in ay Maxkamadaha Islaamiga ka mamnuucaan deegaanada ay ka taliyaan
Axad, October 08, 2006(HOL): Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ah ee fadhigoodu yahay deegaanka Gendershe ayaa la soo weriyay in ay gaadiidka isticmaala...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo ku howlan Dhismaha Dowlad aan ahayn tan fadhigeedu yahay Magaalada Baydhabo
Axad, October 08, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamiga ayaa ku howlan dhismaha dowlad kale oo aan ahayn tan haatan uu fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo ...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidanka Booliska oo la hadal hayo in xilka laga xayuubinayo
Axad, October 08, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in si weyn loo hadal hayo xil-ka-qaadis ku soo fool leh Taliyaha Cii...
Warkii oo dhan »