Wararka Maanta

Qaramada Midoobay oo shaqaalaheedii joogay koofurta iyo bartamaha Soomaaliya la baxday

OCT 13, 2006

Jimco, October 13, 2006(HOL): Qaramada Midoobay ayaa shaqaalaheedii Caalamiga ahaa waxay kala baxday dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada ay ka tal...

Warkii oo dhan »

Maxkamadaha Islaamka oo beeniyay in ay weerar ku yihiin Itoobiya

OCT 13, 2006

Jimco, October 13, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamka ee ka taliya deegaano dhowr ah oo ku yaala Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxay beeniyeen i...

Warkii oo dhan »

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo soo bandhigay dhaawacyo ka soo gaaray Qaraxii dhawaan lala beegsaday

OCT 11, 2006

Arbaco, October 11, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo markii ugu horeysay si faah faahsan uga hadlay Qar...

Warkii oo dhan »

Hay’adda Saacid oo howlo Nadaafadeed ka fulineysa Magaalada Muqdisho

OCT 11, 2006

Muddadii dagaalada sokeeye dalka ka dhacayey waxaa guud ahaan is badalay hab-dhaqankii dadka magaalada muqdisho deganaa. Magaalada Muqdishu qiyaastii ...

Warkii oo dhan »

Qaramada Midoobay oo ka codsatay maamul goboleedka Puntland in uu hakiyo Qaxooti Itoobiyaan u badan oo uu ka masaafurinayo Deegaanada uu ka taliyo

OCT 11, 2006

Arbaco, October 11, 2006(HOL):Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca Qaxootiga ee marka magaceeda la soo gaabiyo magaceeda loogu yeero UNHCR...

Warkii oo dhan »

Dhaqdhaqaaq Ciidan oo ka taagan Deegaanka Kala Beyr, gaar ahaan dhinaca xadka Itoobiya

OCT 11, 2006

Arbaco, October 11, 2006(HOL): Maalmihii aynu soo dhaafay oo idil dareenka Dadka Gobolku waxaa uu ahaa mid ku wajahan dhinaca Degaanka Kala-Beyr ...

Warkii oo dhan »

Mas’uul u hadlay Maxkamadaha Islaamka ee gobollada Jubbooyinka oo sheegay in ay weerar ku soo yihiin Col. Barre Hiiraale iyo Ciidamo uu wato

OCT 11, 2006

Arbaco, October 11, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta maxkamadaha Islaa...

Warkii oo dhan »

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ay qaadayaan tallaabo kasta oo ay ku difaacayaan Dowladda Federaalka Soomaaliyeed haddii la soo weeraro

OCT 11, 2006

Arbaco, October 11, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Meles Zenawi ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladdiisu qaadi doonto tallaabo kas...

Warkii oo dhan »

Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraana oo soo saartay amar lagu mamnuucayo isu socodka xadka Gobolku la wadaago

OCT 10, 2006

Talaado, October 10, 2006(HOL): Kadib dhaq-dhaqaaq in muddo ah ka jiray Degaanka Kala-Beyr oo ku dhaw xadka Dowladda Itoobiya ay la wadaagto Gobolka H...

Warkii oo dhan »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo wada dadaallo uu Maxkamadaha Islaamka uga dhaadhicinayo in la wada hadlo

OCT 10, 2006

Talaado, October 10, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in uu shalay halkaasi gaaray Guddoomiyaha baar...

Warkii oo dhan »