Wararka Maanta
SAFIIRKA TALYAANIGA: “Is-bedelkii ka dhacay Muqdisho waxaa uu bedelka sawirka guud ee gobolka Geeska Afrika, wuxuuna ka dhigay xaaladda mid halis weyn leh”
Isniin, October 02, 2006(HOL):Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Arrimaha Soomaaliya Signore Mario Raffaelli ayaa sheegay in uu aaminsan yahay in halgank...
Warkii oo dhan »Ciidamada Isbaheysiga La-Dagaalanka Argagixisada Geeska Afrika oo Saldhig ka sameysanaya Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya
Isniin, October 02, 2006(HOL):Ciidamada Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada ee Geeska Afrika ee uu horkacayo Mareykanka ayay warar aynu ka helnay i...
Warkii oo dhan »Jaamacadda Carabta oo Nairobi ku qabaneysa Shir la isugu keenayo Maxkamdaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka
Isniin, October 02, 2006(HOL): Guddiga Jaamacadda carabta u qaabilsan la socoshada dhaqangelinta heshiiskii ay Dowladda Federaalka iyo Maxkaamdaha Isl...
Warkii oo dhan »Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo ka naxsan Maxkamadaha Islaamka ee ku sii fidaya Gobollada Soomaaliya
Isniin, October 02, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Itoobiya Meles Zenawi oo ka hadlay Taleefashinka dalkiisa ayaa sheegay in hadii maxkamada...
Warkii oo dhan »Col. Barre Hiiraale oo la sheegay in Baydhabo looga diyaarinayo Gurigii uu degi lahaa
Axad, October 01, 2006(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire Hiiraale oo haatan ku sugan Degmada Baard...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in ay Maxkamdaha Islaamka si cadawtooyo ah ula dhaqmi doonaan haddii ay u dhaqaaqaan dhinaca Somaliland
Axad, October 01, 2006(HOL): Madaxweynaha Jamhuuriyadda isku magacawday Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa sheegay in uu wadaadada Maxaakiimta Isla...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada oo ka shiraya hadalka ka soo yeeray Wakiilka Jaamacadda Carabta u qaabilsan arrimaha Soomaaliya
Axad, October 01, 2006(HOL): Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la filayaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Baydhabo, iyadoo looga wada ...
Warkii oo dhan »Baydhabo oo ku socota in ay noqoto Jaziirad yar oo ay ku hareereysan yihiin Maxkamadaha Islaamiga
Dowladda Federaalka oo laga yaabo in ay isu bedesho mid dibad-joog ah Axad, October 01, 2006(HOL): Waxaa dhawaanahan aad u sii xoogeysanayay sa...
Warkii oo dhan »Xubno uu horkacayo Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Hiiraanka oo u amba baxay Magaalada Muqdisho
Arbaco, September 27, 2006(HOL): Waxaa markii ugu horeysay tan iyo markii dhidibada loo taagay Maxkamada islaamiga Gobolka Hiiraan u amba-baxay dhinac...
Warkii oo dhan »Barre Hiiraale oo Kismaayo kadib xalay gaaray Degmada Baardheere
Arbaco, September 27, 2006(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyihii Isbaheysiga Dooxadda Jubba Col. Barre Aa...
Warkii oo dhan »