Wararka Maanta
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo xilkii laga qaaday
Arbaco, January 17, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta laga qaaday xilkii Guddoomiyenimada golaha ...
Warkii oo dhan »
Idaacadihii ay xayiraadda ku soo rogtay Waaxda Nabad-sugidda Dowladda Federaalka oo dib Hawada ugu soo noqday
Talaado, January 16, 2007(HOL): Waxaa hawada dib ugu soo noqday oo xayiraaddii laga qaaday Idaacadaha Horn Afrik, Shabeelle iyo Qur'aanka Kariimka oo ...
Warkii oo dhan »
Kenya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Arrimaha Soomaaliya
Talaado, January 16, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga Itoobiya Meles Zenawi ayaa booqasho gaaban ku tegay Magaalada Nairobi, isago...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday Dowladda Federaalka, laguna taageerayay gooni isu taagga Somaliland oo ka dhacay gobollada Somaliland
Talaado, January 16, 2007(HOL): Kumanaan Dadweyne ah ayaa banaanbax ka dhigay Fagaaraha Beerta Xoriyadda Magaalada Hargeysa, iyadoo banaanbaxaasina uu...
Warkii oo dhan »
RA'IISAL WASAARE GEEDI:"Maxkamadihii Islaamka waxay sheegeen in ay Salaadda Ciidda ku Tukanayaan Magaalada Baydhabo balse Dowladda Federaalka ayaa Salaadda Ciidda ku Tukatay Magaalada Muqdisho"
Talaado, January 16, 2007(HOL): Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo maanta qudbad u jeediyay Xubnaha Baarl...
Warkii oo dhan »
Deegaano ka tirsan Gobollada Galgaduud iyo Hiiraan oo mar kale ay ka soo cusboonaadeen Xiisado Colaadeed
Talaado, January 16, 2007(HOL): Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya deegaanada Ceel-buur iyo Maxaas oo ka kala tirsan Gobalada Gal-gaduud iy...
Warkii oo dhan »
Dadka Somaliland oo maanta sameynaya Banaanbax seddex ujeedo leh
Talaado, January 16, 2007(HOL): Fagaaraha Beerta Xoriyadda Somaliland ayaa maanta lagu wadaa in ay isugu soo baxaan dadweyne aad u faro badan oo ka ka...
Warkii oo dhan »
Magaalada Baydhabo oo laga hadal hayo Mooshin Xilka looga qaadayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Talaado, January 16, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka ee halkaas ku s...
Warkii oo dhan »
Waaxda Nabad-sugidda Dowaldda Federaalka oo xirtay qaar ka mid ah Idaacadaha Magaalada Muqdisho iyo Xafiiska Al-Jazeera
Isniin, January 15, 2007(HOL): Qoraal ka soo baxay Waaxda Nabad-sugidda Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga bilaabo maant...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in aysan Dowladda gacanta ugu jirin Magaalada Muqdisho haddii aaney amnigeeda wax ka qaban
Isniin, January 15, 2007(HOL):Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa shaaca ka qaaday in haddii aan gacanta lagu dhigi...
Warkii oo dhan »