Wararka Maanta

Dagaal Daqiiqado socday oo saakay ka dhacay Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho

Dagaal Daqiiqado socday oo saakay ka dhacay Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho

JAN 20, 2007

Sabti, January 20, 2007(HOL): Daqiiqado ka hor  ayaa Dagaal muddo gaaban socday waxaa uu deegaanka Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho ku dhex ma...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo Xooggan oo Daqiiqado ka hor  lala beegsaday Xarunta Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho

Qaraxyo Xooggan oo Daqiiqado ka hor lala beegsaday Xarunta Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho

JAN 19, 2007

Jimco, January 19, 2007(HOL): Qaraxyo is-daba joog ah oo qaarkood dhawaqooda laga maqlayay Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa caawa waxaa lala beegsada...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay ilaa 30 burcad ah

Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay ilaa 30 burcad ah

JAN 19, 2007

Jimco, January 19, 2007(HOL): Ciidamda Dowlada federaalka ee ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay howl-gal burad sifeyn ah oo ay ka samee...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Muqdisho dib ugu laabtay kadib markii uu socdaal dhinaca dhulka ah uga amba baxay magaalada Baydhabo

Ra’iisal Wasaare Geedi oo Muqdisho dib ugu laabtay kadib markii uu socdaal dhinaca dhulka ah uga amba baxay magaalada Baydhabo

JAN 19, 2007

Jimco, January 19, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi oo maalmihii tegay ku sugnaa Magaalada Baydhabo oo fariisin u ah Baarlamaanka Soom...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Eretereya oo sheegay in ay fashilmi doonaan haddii Ciidamo ka socda Midowga Afrika loo diro Soomaaliya

Madaxweynaha Eretereya oo sheegay in ay fashilmi doonaan haddii Ciidamo ka socda Midowga Afrika loo diro Soomaaliya

JAN 19, 2007

Jimco, January 19, 2007(HOL): Madaxweynaha Eretereya Isaias Afewerki ayaa sheegay in haddii ciidamo ka socda Midowga Afrika loo diro Soomaaliya uu how...

Warkii oo dhan »
Abaanduulaha Ciidamada Dowladda Federaalka oo ka hadlay qaabka ay Soomaaliya Hubka uga dhigayaan

Abaanduulaha Ciidamada Dowladda Federaalka oo ka hadlay qaabka ay Soomaaliya Hubka uga dhigayaan

JAN 19, 2007

Jimco, January 19, 2007(HOL): Abaanduulaha Ciidamada Dowladda Federaalka  Soomaaliya Jen. Ismaaciil Qaasim Naaji ayaa ka warbixiyay sida loo kala...

Warkii oo dhan »
Kooxo Burcad ah oo Seddex ruux ku dilay Tuulada Garsaale ee Duleedka Degmada Jowhar

Kooxo Burcad ah oo Seddex ruux ku dilay Tuulada Garsaale ee Duleedka Degmada Jowhar

JAN 18, 2007

Khamiis, January 18, 2007(HOL): Kooxo Burcad ah oo ku hubeysnaa qori gacmeedyo ayaa waxay ku dileen Tuulada Garsaale oo dhowr iyo labaatan Km Koofurta...

Warkii oo dhan »
Magaalada Afgooye oo qofkii Qori lagu arkayo la tooganayo

Magaalada Afgooye oo qofkii Qori lagu arkayo la tooganayo

JAN 18, 2007

Khamiis, January 18, 2007(HOL): Odayaasha, Waxgaradka iyo maamulka cusub ee Degmada Afgooye ayaa kadib markii ay kulan ka yeesheen xaaladda nabadgelyo...

Warkii oo dhan »
Xaflad lagu maamuusayay xil ka qaadistii Guddoomiyaha Baalramaanka oo Baydhabo lagu qabtay

Xaflad lagu maamuusayay xil ka qaadistii Guddoomiyaha Baalramaanka oo Baydhabo lagu qabtay

JAN 18, 2007

Khamiis, January 18, 2007(HOL): Xafladdan ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya, inkastoo uusan kulank...

Warkii oo dhan »
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Muqdisho kula kulmay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Muqdisho kula kulmay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka

JAN 18, 2007

Khamiis, January 18, 2007(HOL): Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaiya Danjire Francois Lonseny Fall oo maanta ga...

Warkii oo dhan »