Wararka Maanta
Wadamada Khaliijka oo joojiyay in ay qaataan Xoolaha Soomaalida
Axad, January 21, 2007(HOL): Wadamada Khaliijka oo inta badan loo iib geyn jiray Xoolaha Nool ee Soomaalida iyo weliba Hilibkooda ayaa todobaadk...
Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo Dowladda Federaalka u gacan gelisay dad looga shakisan yahay in ay gacan saar la lahaayeen Maxkamadihii Islaamka
Axad, January 21, 2007(HOL): Dowladda Kenya ayaa u gacan gelisay Dowladda Federaalka Soomaaliya ilaa 30 ruux oo looga shakisan yahay in ay xiriir la l...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay wada hadallo la furto qunyar socodka Maxkamadihii Islaamka
Axad, January 21, 2007(HOL): Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Magaalada Nairobi Mr. Michael Ranneburger ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soom...
Warkii oo dhan »
Uganda oo sheegtay in ay labo todobaad gudahood ay Ciidamo u direyso Soomaaliya
Axad, January 21, 2007(HOL): Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay muddo labo Todobaad gudahood ah ay ciidamo u direyso soomaaliya, si ay uga mi...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo u dhoofay Dalka Suudaan
Sabti, January 20, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta u amba baxay Magaalada Kharto...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo saacadaha soo socda hubkiisa ku wareejinaya Dowladda Federaalka
Sabti, January 20, 2007(HOL): Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo ka mid ahaa Hoggaamiye kooxeedyadii ay Maxkamadaha Islaamka ka ceyrsadeen deega...
Warkii oo dhan »
Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Guddi u magacaabay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka
Sabti, January 20, 2007(HOL): Guddi 15 xubnood ka kooban oo soo diyaarin doona doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta looga dhawa...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Gobollada dhexe ee Dalka Soomaaliya oo bilaabay in ay dib uga laabtaan halkaas
Sabti, January 20, 2007(HOL): Kadib Markii qeybo ka mid ah gobollada dhexe ay soo galeen Ciidamada Dowlada federaalka iyo waliba kuwa xukuumada ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ka warbixisay Weerar xalay lagu qaaday Xarunta Villa Somalia
Sabti, January 20, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa waxaa weerar culus lagu qaaday Xarunta Villa Somalia oo uu haatan ku sugan yahay Madaxweyne C/llaah...
Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo isku raacay in uu Ciidamo u diro Soomaaliya
Sabti, January 20, 2007(HOL): Golaha Ammaanka Midowga Afrika ayaa isku raacay in ciidamo nabad ilaaliyayaal ah loo diro dalka Soomaaliya, si ay u bede...
Warkii oo dhan »