Wararka Maanta
Ra’iisal Wasaare Geedi oo sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono ciddii ka soo horjeesata Howlgallada Hub uruurinta
Isniin, January 15, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka tallaab...
Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo maamul nooc cusub ah loo magacaabay
Isniin, January 15, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Ma...
Warkii oo dhan »
Dowladaha Kenya iyo Itoobiya oo Wadamada Afrika ka dhaadhicinaya in ay Ciidamo u diraan Soomaaliya
Isniin, January 15, 2007(HOL): Wufuud heer Wasiir ah ayay labada dal u kala direen Dalal dhowr ah oo ku yaala Qaaradda Afrika, si ay uga dhaadhiciyaan...
Warkii oo dhan »
Qarax iyo Is-rasaaseyn xooggan oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Isniin, January 15, 2007(HOL): Qarax xooggan oo laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa uu ka dhacay Wadada Warshadaha, g...
Warkii oo dhan »
Saraakiil ka socota Midowga Afrika oo kulan la qaatay Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya
Axad, January 14, 2007(HOL): Saraakiil ka socota Midowga Afrika oo qaabilsan dhinaca Howlgallada oo magaalada Muqdisho ku sugan ayaa kulan la qaatay m...
Warkii oo dhan »
Cabdi Qeybdiid oo sheegay in qaraxyada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ay ka dambeeyaan Kooxo Nabadgelyo darro abuuraya
Axad, January 14, 2007(HOL): Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa shaaca ka qaaday in qaraxyo habeennadii aynu ka soo gudubnay Muqdisho ka dhacayay ay ka...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo guri u deganaa ka kaxeystay Injineer Muqdisho caan ka ah
Axad, January 14, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka oo ay gacan siinayeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka sameeyay Xaafadda Buulo Xuubeey...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo howlgelisay Waaxdeeda Socdaalka, isla markaana maanta bixisay 270 Baasaboor
Axad, January 14, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xafiis hoos taga Waaxdeeda Socdaalka waxay ka furtay Magaalada Baydhabo oo haatan ay ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ka warbixisay howlgallo hub uruurin ah oo ay Ciidamadeedu fuliyeen
Axad, January 14, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee isugu jira Booliska iyo Mileteriga ayaa saakay waxay howlgallo hub uruurin ah...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo dhigay Banaanbax ay uga soo horjeedaan Dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya
Sabti, January 13, 2007(HOL): Bannaabax ballaaran oo looga soo horjeeday joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya iyo weerarada gardarada ah...
Warkii oo dhan »