Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo sheegay in ay qaraxyada Muqdisho ka dhaca ka dambeeyaan haraagii Maxkamadaha Islaamka
Sabti, Janaayo 13, 2007 (HOL): Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa shaaca ka qaaday in ay magaalada Muqdisho k...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ogolaaday in xaalad deg deg ah lagu soo rogo dalka Soomaaliay
Sabti, Janaayo 13, 2007(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa wuxuu isku raac...
Warkii oo dhan »
Qarax uu hal qof ku dhaawacmay oo xalay Muqdisho ka dhacay
Jimco, January 12, 2007(HOL): Hal Askari oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa iridka hore ee Hotelka Ambassador ee Magaa...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo duqeynta diyaaradaha Mareykanka ku tilmaamay mid Soomaaliya looga saarayo argagixiso ku sugan
Jimco, January 12, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Gob...
Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Dodwladda Federaalka oo maanta laga masaafuriyay Dalka Kenya
Jimco, January 12, 2007(HOL): Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkan ku sugnaa Magaalada Nairobi ayaa maanta waxay isaga...
Warkii oo dhan »
Is-rasaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya
Jimco, January 12, 2007(HOL): Is-rasaaseyn dhexmartay Maleeshiyooyin la socday Hoggaamiye Kooxeedyadii Muqdisho iyo Ilaalada Madaxweyne C/llaahi Yuusu...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo kormeeray deegaanka Galgalato oo ay shalay ka soo qabteen Kooxo Burcad ah
Khamiis, January 11, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shalay howlgal burcad sifeyn ah ka sameeyay Wadada dhinaca Bari ee Xeebta ...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in Guddi Xaqiiqo raadin ah loo diro Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya
Khamiis, January 11, 2007(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in uu guddi xaqiiqo raadin ah u dirayo Xadka u dhaxee...
Warkii oo dhan »
Maxamed Qanyare, Muuse Suudi, Cumar Filish iyo Bootaan Ciise Caalin oo si deg deg ah Muqdisho ugu laabtay kadib markii ay Baydhabo tageen
Khamiis, January 11, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay magaalada Baydhabo ka tageen Hoggaamiye...
Warkii oo dhan »
TALIYAHA CIIDAMADA GOBALADA HIIRAAN IYO SHABEELADA DHAXE COL. MUQTAAR XUUSEEN AFRAX OO DIB XURIYADIISII U HELAY.
Arbaco, Jan, 10, 2006 (HOL) Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xuriyadiisii loo soo celiyay Taliyihii ciidamada...
Warkii oo dhan »