Wararka Maanta
Qarax iyo is-rasaaseyn xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho oo habeenkii seddexaad Bandow ku jirtay
Isniin, June 25, 2007(HOL): iyadoo habeenkii seddexaad uu xalay Bandow saarnaa magaalada Muqdisho ayaa hadana waxaa ka dhacay falal nabadgelyo d...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo u digay dadka ku xadgudba Bandowga lagu soo rogay Magaalada Muqdisho
Isniin, June 25, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa digniin kama dambeys ah u jeediyay dadka aan weli u hoggaansamin bandowga lagu soo rogay Ma...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beesha Sade oo go’aanno ka soo saaray sugidda Ammaanka Magaalada Kismaayo
Axad, June 24, 2007(HOL): Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha ay Ciidamadeedu ka talinayaan magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta waxay ...
Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo Dad ay ku dhaawacmeen
Axad, June 24, 2007(HOL): Afar Ruux ayaa dhaawacantay kadib markii uu Qarax ka dhacay goob Qaadka lagu iibiyo oo ku taala Suuqa Bakaaraha ee Magaalada...
Warkii oo dhan »
C/qaasim Salaad oo sheegay in ay dalka Soomaaliya heystaan Ciidamo Itoobiyaan ah oo taageero ka helaya Mareykanka
Axad, June 24, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladdii TNG-da ee lagu soo dhisay Dalka Jabuuti C/qaasim Salaad Xasan ayaa shaaca ka qaaday in ay Dalka Sooma...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay gurigiis lagu weeraray
Axad, June 24, 2007(HOL): Xildhibaan Xuseen Cusmaan (Xuseenow) oo ka tirsan Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa xalay gurigiisa oo ku yaala ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in Shirka Dib u heshiisiinta uu noqon doono mid laga wada qeybgalo
Axad, June 24, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) ayaa sheegay in shirka dib ...
Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo Qaraxyo ay ka dhaceen iyadoo habeenkii labaad Bandow ku jirtay
Axad, June 24, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa xalay waxaa ka dhacay Qaraxyo lala beegsaday Fariisimo ay ku sugan yi...
Warkii oo dhan »
Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowladda Federaalka oo wargelin siisay Gaadiidleyda Soomaaliyeed
Axad, June 24, 2007(HOL): Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargelisay Gaadiidleyda Soomaaliyeed in a...
Warkii oo dhan »
Qarax aad u weyn oo ka dhacay tuulada Halgan (EX-41) ee Gobolka Hiiraan
Sabti 23, Jun, 2007 (HOL) Abaara saacadu markey aheyd 5:30 galabnimo ee maata ayaa qarax aad u weyn oo gali-gilay Tuulada Hal-gan oo ka ti...
Warkii oo dhan »