Wararka Maanta
Madaxweynaha Jabuuti oo Dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in aysan sameynin wax farxad gelinaya Cadawgooda
Khamiis, June 28, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlayay xaflad lagu weyneynayay sanadguuradii 30aad ee ka...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Barre Hiiraale oo sheegay in Qaraxii lala beegsaday uu ku tuhmayo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geedi
Khamiis, June 28, 2007(HOL): Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo ka mid ah Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Qarax shalay lala be...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Barre Hiiraale oo Baardheere ku dhaawacmay kadib markii Miino Wadada loo geliyay
Arbaco, June 27, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) uu ...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Dowladda Mareykanka ka codsaday in ay dhaqaale ku bixiso Ciidamada Nabad ilaaliyayaasha ah ee Soomaaliya la geynayo
Arbaco, June 27, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo haatan ku sugan Dalka Mareykanka a...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo sheegay in uu Xiriir la sameeyay Madaxda Maxkamadihii Islaamka
Arbaco, June 27, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in uu xiriir la samee...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo wax aan macno lahayn ku tilmaamay falalka ammaan darrada ah ee Muqdisho ka dhacaya
Arbaco, June 27, 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in qaraxyada iyo dilalka ka dhaca ...
Warkii oo dhan »
Dadka Jabuuti oo xalay u dabaal-degay sanadkii 30aad ee ka soo wareegatay markii ay Faransiiska Xornimada ka qaateen
Arbaco, June 27, 2007(HOL): Dadka Reer Jabuuti ayaa xalay waxay u dabaal-degeen sanadguuradii 30aad ee ka soo wareegatay markii ay xornimadooda ka qaa...
Warkii oo dhan »
Liis ay ku qoran yihiin Magacyada Shakhsiyaad ay doon-doonayaan Ciidamada Itoobiya oo muran adag ka dhaliyay Tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan
Arbaco, June 27, 2007(HOL): Wixii ka danbeeyay dhawaan Markii lagu weeraray Duleedka Tuulada Hal-gan Kolanyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka yimid dhinaca...
Warkii oo dhan »
Xaflad lagu soo dhoweeyey Ra’iisal Wasaare Geedi oo lagu qabtay Caasimadda Dalka Mareykanka
Arbaco, June 27, 2007(HOL): Waxa habeenkii xalay ahayd lagu qabtay magaalada Washington DC ee Caasimadda Maraykanka Xaflad aad iyo aad u heer sar...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Ganacsiga Dowladda Federaalka oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa
Talaado, June 26, 2007(HOL): Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. C/llaahi Axmed Afrax oo gaari ku marayay Wadada 30-ka, gaar aha...
Warkii oo dhan »