Wararka Maanta

Madaxweyne Cllaahi Yuusuf oo sheegay in ay xiisadda ka oogan Magaalada Kismaayo ay ka dambeeyaan Dad Dowlad-diid ah

Madaxweyne Cllaahi Yuusuf oo sheegay in ay xiisadda ka oogan Magaalada Kismaayo ay ka dambeeyaan Dad Dowlad-diid ah

JUN 30, 2007

Sabti, June 30, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa xiisadda ka taagan Gobolka Jubbada Hoose waxaa uu ku...

Warkii oo dhan »
Qoysas Deganaa Xaafado Muqdisho ku yaala oo guryahoodii isaga cararay

Qoysas Deganaa Xaafado Muqdisho ku yaala oo guryahoodii isaga cararay

JUN 30, 2007

Sabti, June 30, 2007(HOL): Qoysas fara badan oo deganaa Xaafado ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay guryahooda isaga cararaan kadib markii...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Ilaalada Deegaanka Xamar oo saakay Muqdisho lagu dilay

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Ilaalada Deegaanka Xamar oo saakay Muqdisho lagu dilay

JUN 30, 2007

Sabti, June 30, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa saakay waxay toogasho ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Ilaalada Deegaanka Xamar, kaasi oo lagu m...

Warkii oo dhan »
MADAXWEYNE YUUSUF: “Dowladdani waqtigeeda waa kooban yahay, mana sii jireyso, sidaas darteed waxaan Shacabka ugu baaqayaa in ay Shidada iska daayaan oo ay Danahooda iyo Mustaqbalkooda gartaan”

“Haddii Dadka qaarkiis is-leeyahay Dowladda Federaalka Shanta Sano ka dhameeya, taasi ma dhaceyso, annaguna meesha ka tegi meyno iyadoo aan xal loo ...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo xalay iyo saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxyo xalay iyo saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho

JUN 30, 2007

Sabti, June 30, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhaxay Qaraxyo lala beegsaday Saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamada ...

Warkii oo dhan »
Meles Zenawi  oo sheegay in ay Ciidamadiisa ku qasban yihiin in ay joogaan Soomaaliya tan iyo inta uu Ammaankeeda ka hagaagayo

Meles Zenawi oo sheegay in ay Ciidamadiisa ku qasban yihiin in ay joogaan Soomaaliya tan iyo inta uu Ammaankeeda ka hagaagayo

JUN 28, 2007

Khamiis, June 28, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Itoobiya  Meles Zenawi ayaa sheegay in ay Ciidamadiisa ku qasban ...

Warkii oo dhan »
Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne oo ku goodiyay in ay jawaab adag bixin doonaan haddii mar kale la weeraro Ciidamadooda

Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne oo ku goodiyay in ay jawaab adag bixin doonaan haddii mar kale la weeraro Ciidamadooda

JUN 28, 2007

Khamiis, June 28, 2007(HOL): Kulan si wada jir ah ay wada qaateen Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee fariisimaha ku leh duleedka Magaalada B/weyn iyo M...

Warkii oo dhan »
Mas’uul u hadlay Maxkamadihii Islaamka oo ka hadlay nooca uu ahaa Xiriir uu la sameeyay Guddoomiyaha Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Mas’uul u hadlay Maxkamadihii Islaamka oo ka hadlay nooca uu ahaa Xiriir uu la sameeyay Guddoomiyaha Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

JUN 28, 2007

Khamiis, June 28, 2007(HOL): Prof. Ibraahim Xasan Caddow oo maxkamadihii Islaamka u qaabilsanaa arrimaha Dibadda ayaa wuxuu jawaab ka bixiyay hadal uu...

Warkii oo dhan »
Muqdisho Xalay iyo Saakay sidee buu yahay Xaalkeeda?

Muqdisho Xalay iyo Saakay sidee buu yahay Xaalkeeda?

JUN 28, 2007

Khamiis, June 28, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa iyo saakay waxaa ka dhacay Qaraxyo lala beegs...

Warkii oo dhan »
Hotel ay Baydhabo ka degan yihiin Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo waxyaabo qarxa lagu tuuray

Hotel ay Baydhabo ka degan yihiin Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo waxyaabo qarxa lagu tuuray

JUN 28, 2007

Khamiis, June 28, 2007(HOL): Seddex Ruux ayaa dhaawacantay kadib markii Hotel ku yaala Magaalada Baydhabo Bambo Gacmeed lagu tuuray Habeenkii xalay ah...

Warkii oo dhan »