Wararka Maanta

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo mid aan sharci ahayn ku tilmaamay Baasaboorka Cusub ee Soomaaliya

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo mid aan sharci ahayn ku tilmaamay Baasaboorka Cusub ee Soomaaliya

JUL 04, 2007

Arbaco, July 04, 2007(HOL): Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo tiradoodu gaareyso 55 Mudane ayaa warsaxaafadeed ay ka soo saa...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo sheegay sababta ay Dalalka Afrika Ciidamada ugu diri la’ yihiin Soomaaliya

Ra’iisal Wasaare Geedi oo sheegay sababta ay Dalalka Afrika Ciidamada ugu diri la’ yihiin Soomaaliya

JUL 04, 2007

Arbaco, July 04, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo ka qeybgalay kulankii Madaxda Afrika ay ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Qabanqaabada Shirka Dib u heshiisiinta oo sheegay in Gaadiid loo dirayo Ergooyinka ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta

Guddiga Qabanqaabada Shirka Dib u heshiisiinta oo sheegay in Gaadiid loo dirayo Ergooyinka ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta

JUL 04, 2007

Arbaco, July 04, 2007(HOL): Guddiga u xil saaran shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyee...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan

Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan

JUL 04, 2007

Arbaco, July 04, 2007(HOL): Ciidamo gadoodsan oo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan iyo S...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo maanta lala beegsaday Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka oo Muqdisho ka dhacay

Qaraxyo maanta lala beegsaday Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka oo Muqdisho ka dhacay

JUL 03, 2007

Talaado, July 03, 2007(HOL): Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ee Caasimadda u ah Dalka Soomaaliya ayaa lala beegsaday...

Warkii oo dhan »
Inj. Munye oo loogu baaqay in uu soo wareejiyo Maraakiibtii Kalluumeysiga Soomaaliya

Inj. Munye oo loogu baaqay in uu soo wareejiyo Maraakiibtii Kalluumeysiga Soomaaliya

JUL 03, 2007

Talaado, July 03, 2007(HOL): Xildhibaan Inj Munye Saciid Cumar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana hayay Maraakiibtii Ka...

Warkii oo dhan »
Maraakiib ku soo xiratay Dekedda Muqdisho iyadoo lagu jiro xiligii Bad-xiranka

Maraakiib ku soo xiratay Dekedda Muqdisho iyadoo lagu jiro xiligii Bad-xiranka

JUL 03, 2007

Talaado, July 03, 2007(HOL): Labo Markab oo waa weyn ayaa maalintii shalay ahayd waxaa ku soo xirteen Dekedda weyn ee, iyadoo soo xirashadoodana ay ku...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo Lacag Baad ah ka qaada Gaadiidka BL-ka ah ee isticmaala Wadada Wadnaha

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo Lacag Baad ah ka qaada Gaadiidka BL-ka ah ee isticmaala Wadada Wadnaha

JUL 03, 2007

Talaado, July 03, 2007(HOL): Dawaraliinta kaxeysa Gaadiidka BL-ka ah ee isaga kala goosha Isgoyska Siinaay iyo KM4 iyo Sanca iyo Bakaaraha ayaa waxay ...

Warkii oo dhan »
Dhaqaatiirta Xoolaha oo baaritaan ku wada sababtii keentay dhimashada  50 Neef oo Ari ah oo ku dhintay Magaalada Beledweyne

Dhaqaatiirta Xoolaha oo baaritaan ku wada sababtii keentay dhimashada 50 Neef oo Ari ah oo ku dhintay Magaalada Beledweyne

JUL 03, 2007

Talaado, July 03, 2007(HOL): Waxaa sii xoogeysanaya Wararka ku saabsan sababta keetay Dhimashada in ka badan 50 Neef oo Ari ah  kuwaaso...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Huriwaa oo xalay la dilay iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo arrintaas ka hadlay

Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Huriwaa oo xalay la dilay iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo arrintaas ka hadlay

JUL 03, 2007

Talaado, July 03, 2007(HOL): Waxaa xalay lagu dilay xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Huriwaa Marxuum Cusma...

Warkii oo dhan »