Wararka Maanta

Is-afgarad laga gaaray Colaaddii ka taagneyd Deegaanka Coomaad ee Gobolka Hiiraan

Is-afgarad laga gaaray Colaaddii ka taagneyd Deegaanka Coomaad ee Gobolka Hiiraan

JUL 07, 2007

Sabti, July 07, 2007(HOL): Tuulada Coomaad oo 145 km. u jirta Magaalada B/weyne waxaa dhawaan ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac, kaasoo ka...

Warkii oo dhan »
Xaflad lagu maamuusayay Maalinta La-dagaalkanka Saboolnimada oo lagu qabtay Magaalada Beledweyne

Xaflad lagu maamuusayay Maalinta La-dagaalkanka Saboolnimada oo lagu qabtay Magaalada Beledweyne

JUL 07, 2007

Sabti, July 07, 2007(HOL):Munaasabaddan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka daryeelka Caruurta ee  HAPO-CHILD ayaa waxaa ka soo qeyb-galay dad isugu ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo maalintii seddexaad howlgallo baaris ka wada Waddooyinka Wadnaha iyo 30-ka ee Magaalada Muqdisho

Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo maalintii seddexaad howlgallo baaris ka wada Waddooyinka Wadnaha iyo 30-ka ee Magaalada Muqdisho

JUL 07, 2007

Sabti, July 07, 2007(HOL): Ciidamo tiro badan oo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira ayaa maalintii seddexaad waxay howlgallo nabad-sugid iyo baaris ah...

Warkii oo dhan »
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Muqdisho iyo Afgooye

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Muqdisho iyo Afgooye

JUL 07, 2007

Sabti, July 07, 2007(HOL): Labo Sarkaalka oo ka kala tirsanaa Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu dilay Magaalooyinka Muqdis...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ottawa-Canada oo Kaalmo ay ku farxeen gaarsiiyay Dad Qaxooti ah oo ku sugan Kulliyadii Beeraha Afgooye

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ottawa-Canada oo Kaalmo ay ku farxeen gaarsiiyay Dad Qaxooti ah oo ku sugan Kulliyadii Beeraha Afgooye

JUL 07, 2007

Sabti, July 07, 2007(HOL): Deeq Lacageed oo ay soo dhibeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Ottawa ee Dalka Canada ayaa waxaa raashin ah...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in 600 oo Markab ay si sharci darro ah uga kalluumeystaan Xeebaha Soomaaliya

Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in 600 oo Markab ay si sharci darro ah uga kalluumeystaan Xeebaha Soomaaliya

JUL 05, 2007

Khamiis, July 05, 2007(HOL): Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay Xeebaha Soomaa...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo markii labaad ka badbaaday Qarax lagu dili lahaa

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo markii labaad ka badbaaday Qarax lagu dili lahaa

JUL 05, 2007

Khamiis, July 05, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa markii labaad ka b...

Warkii oo dhan »
Ergay ka socda Midowga Yurub oo Muqdisho booqday

Ergay ka socda Midowga Yurub oo Muqdisho booqday

JUL 05, 2007

Khamiis, July 05, 2007(HOL): Mr. Georges-Marc Andre oo Midowga Yurub u qaabilsan  arrimaha dalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho ku tegay caasima...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo sheegay in Qaraxyada Muqdisho ka dhaca lala beegsado Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka ugu jira Beeshiisa

Maxamed Dheere oo sheegay in Qaraxyada Muqdisho ka dhaca lala beegsado Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka ugu jira Beeshiisa

JUL 05, 2007

Khamiis, July 05, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo ka hadlay qaraxyada ...

Warkii oo dhan »
Guriga Wasiirka Garsoorka Dowladda Federaalka iyo Saldhigga Booliska Waaberi oo xalay la weeraray

Guriga Wasiirka Garsoorka Dowladda Federaalka iyo Saldhigga Booliska Waaberi oo xalay la weeraray

JUL 05, 2007

Khamiis, July 05, 2007(HOL): Guriga Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Dhimbil Warsame ayaa habeenkii xalay...

Warkii oo dhan »