Wararka Maanta

Guddoomiyihii Degmada Boondheere oo lagu toogtay Garoon Kubadda Cagta lagu ciyaaro

Guddoomiyihii Degmada Boondheere oo lagu toogtay Garoon Kubadda Cagta lagu ciyaaro

JUL 10, 2007

Talaado, July 10, 2007(HOL): Guddoomiyihii Degmada Boondheere C/kadiin Xuuti ayaa nin bastoolad ku hubeysan waxaa uu ku dhex toogtay Garoon Kubadda Ca...

Warkii oo dhan »
Howlgallada ka socda Suuqa Bakaaraha oo la sheegay in seddex maalmood oo kale sii socon doonaan

Howlgallada ka socda Suuqa Bakaaraha oo la sheegay in seddex maalmood oo kale sii socon doonaan

JUL 10, 2007

Talaado, July 10, 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Dowladda Federaalka ee howlgallada ka wada Suuqa Bakaaraha G/lle Sare Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal)...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Qaraxyo sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha

JUL 10, 2007

Talaado, July 10, 2007(HOL): Seddex Qarax oo is-xigay ayaa maanta waxay ka dhaceen Suuqa Bakaaraha oo maalintii 6aad ay howlgallo ka wadaan Ciidamo ka...

Warkii oo dhan »
CALI MAHDI MAXAMAED: “Caasimadda Soomaaliya, waa la isku laayay, dunuub tii ugu xumeyd ayaa lagu galay, Umaddii Soomaaliyeed ee ku wada nooleyd ayaa maalin cad ka carartay, waxaa ku soo haray Hawiye…”

Talaado, July 10, 2007(HOL):Guddoomiyaha Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed oo ka hadlayay gunaanadka Shir ay Beelaha Hawiye ku...

Warkii oo dhan »
Ganacsatada Gobolka Banaadir iyo Dowladda Federaalka oo ka wada hadlay Mushkiladda ka taagan Suuqa Bakaaraha

Ganacsatada Gobolka Banaadir iyo Dowladda Federaalka oo ka wada hadlay Mushkiladda ka taagan Suuqa Bakaaraha

JUL 10, 2007

Talaado, July 10, 2007(HOL): Qalalaase iyo kala-haad muddo shan maalmood ah ka taagnaa Suuqa Bakaaraha ayaa ugu dambeyntii waxaa shir isugu yimid Mada...

Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye oo ku baaqay in la furo Suuqa Bakaaraha, Xabsiyadana laga sii daayo Dadka u xiran Dowladda Federaalka

Odayaasha Beelaha Hawiye oo ku baaqay in la furo Suuqa Bakaaraha, Xabsiyadana laga sii daayo Dadka u xiran Dowladda Federaalka

JUL 10, 2007

Talaado, July 10, 2007(HOL): Odayaal ka tirsan Beesha Hawiye oo maalintii shalay ahayd shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa gunaanadkii shirkooda w...

Warkii oo dhan »
Beesha Sade oo beenisay in aysan ka qeybgeleynin Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Beesha Sade oo beenisay in aysan ka qeybgeleynin Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

JUL 10, 2007

Talaado, July 10, 2007(HOL): Iyadoo maalintii shalay ahayd uu sheegay Afhayeenka Golaha Guurtida Dhaqanka Beesha Sade C/naasir Xasan Xirsi Shaarib in ...

Warkii oo dhan »
SHIIKH AADAN MADOOBE: “Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya lama celin karo xitaa haddii ay u socdaan Asmara”

SHIIKH AADAN MADOOBE: “Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya lama celin karo xitaa haddii ay u socdaan Asmara”

JUL 09, 2007

Isniin, July 09, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur Shiikh Aadan Madoobe oo maanta Baydhabo kula hadlayay Xildh...

Warkii oo dhan »
Beesha Sade oo sheegtay in aysan ka qeybgeleynin Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Beesha Sade oo sheegtay in aysan ka qeybgeleynin Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

JUL 09, 2007

Isniin, July 09, 2007(HOL): Beesha Sade oo ka tirsan Beelaha Soomaaliyeed ee loo qabanayo shirweynaha Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa Afhayeen u ...

Warkii oo dhan »
AXMED DIIRYE CALI: “Xaaji Cabid Iimaan waxaa uu ka tanaasulay halgankii halista ahaa ee uu soo galay ee uu xitaa xabsiga ku muteystay”

AXMED DIIRYE CALI: “Xaaji Cabid Iimaan waxaa uu ka tanaasulay halgankii halista ahaa ee uu soo galay ee uu xitaa xabsiga ku muteystay”

JUL 09, 2007

Isniin, July 09, 2007(HOL): Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada M...

Warkii oo dhan »