Wararka Maanta
C/RAXMAAN SHIFTI: “Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed waa uu qabsoomayaa xiliga loogu talagalay, ergooyinkii ka qeybgeli lahaana waa ay soo bilowdeen”
Khamiis, July 12, 2007(HOL): Afhayeenka Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed C/raxmaan Maxamuud Jimcaale Shifti ayaa shaaca ka qaaday in shi...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo, Madaafiic iyo iska hor-imaadyo hubeysan oo Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Khamiis, July 12, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa Dadka ku nool habeenkii xalay ahaa waxay u ahayd habeen cabsi leh,...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka iyo Xubnaha la baxay Baaramaanka Xorta ah ee Soomaaliya oo Shirweyne ku qabanaya Dalka Eritrea
Arbaco, July 11, 2007(HOL): Madaxda Maxkamadaha Islaamka iyo Xubnaha la baxay Baarlamaanka Xorta ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay 1-da bisha s...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo Muqdisho gaaray
Arbaco, July 11, 2007(HOL): Wafdi ka socday Qaar ka mid ah Dalalka Beesha Caalamka iyo Ururada Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ayaa maanta waxa...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Shirakadaha Xawaaladaha Soomaaliyeed oo shir ka yeeshay Sharci lagu soo rogay
Arbaco, July 11, 2007(HOL): Waxaa taariikhdu markay ahayd 28kii Juun 2007, fadhi ku yeeshay magaalada London ee dalka Ingiriiska Shirkadaha Xawaaladah...
Warkii oo dhan »
Kulamo loogu gogol-xaarayo ka qeybgalka Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo ka socda magaalada Beledweyne
Arbaco, July 11, 2007(HOL): Shirar iyo gaar gaar ah oo loogu gogol-xaarayo qaabka loogu qeyb-galyo shirka dib u hishiisiita Beelaha Soomaalida oo la f...
Warkii oo dhan »
GUDDOOMIYAHA GANACSATADA SUUQA BAKAARAHA: “Ganacsatada waxaan ugu baaqayaa in ay Goobahooda ganacsiga furtaan oo ay dib u howl bilaabaan”
Arbaco, July 11, 2007(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa ugu baaqay Ganacsatada Suuqaas in ay gooba...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo saakay ka dhacay Labada Suuq ee ugu waa weyn Magaalada Muqdisho
Arbaco, July 11, 2007(HOL): Labo qarax oo wax yar kala dambeeyay ayaa saakay waxay ka dhaceen labada Suuq ee ugu waa weyn Magaalada Muqdisho, iyadoo q...
Warkii oo dhan »
Hay’addo UN-ka ka trisan oo ku baaqay in tallaabo laga qaado Burcad Badeedka Soomaaliya
Arbaco, July 11, 2007(HOL): Hay’adaha Cuntada Adduunka WFP iyo Badaha Caalamiga ah ee IMO oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa waxay ku baaqeen in ta...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha Degmada Boondheere oo ka soo reyneysa kadib markii shalay la dhaawacay
Arbaco, July 11, 2007(HOL): Xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha Degmada Boondheere C/kariin Maxamuud Xuuti oo uu shalay dhaawac u geystay nin Bastoolad...
Warkii oo dhan »