Wararka Maanta
JaaliyaddaSoomaaliyeed ee ku dhaqan Columbus-Ohio oo Deeq lacageed gaarsiisay Gabar Soomaaliyeed oo ay Afka buro weyn uga soo baxday
Isniin, July 16, 2007(HOL): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka (Ohio Columbus) ee dalka Maraykanka ayaa maanta deeq lacageed soo gaarsiisay Bi...
Warkii oo dhan »
Cali Mahdi oo ka hadlay Ajendayaasha Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed
Isniin, July 16, 2007(HOL): Guddoomiyaha Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdi...
Warkii oo dhan »
MAXAMED XASAN XAAD: “Shirka Dib u heshiisiinta wuxuu ku socdaa qodobo aan soo jeedinay in wax laga bedelo, sidaas darteedna waxba kama soo bixi doonaan”
Isniin, July 16, 2007(HOL): Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in aysan wax natiijo a...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha iyo Ciidamo Mileteri ah oo suuqaas lagu daadiyay
Isniin, July 16, 2007(HOL): Qaraxyo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sababeen dhimashada 6 ruux oo mid ka...
Warkii oo dhan »
Duubabka Dhaqan Gobolka Hiiraan oo intooda badan ka baaqday Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed
Axad, July 15, 2007(HOL): Inkastoo 31 Xubnood oo isugu jira Odayaal dhaqameed iyo Aqoon-yahano laga soo kala xulay Beelaha Dega Gobalka Hiiraan ...
Warkii oo dhan »
SHIRKII DIB U HESHIISIINTA SOOMAALIYEED OO MAANTA MUQDISHO KA FURMAY
MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: ““Waan ogahay dad ku fekeraya waqtiga ka dhameeya Dowladda Federaalka dabadeedna idinku wax qabsada, u suurtoobi meyso...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo maanta kormeeray halka lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed
Sabti, July 14, 2007HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi la socday oo uu ka mid ahaa Taliyaha Ciidanka Na...
Warkii oo dhan »
Ciidamo tiro badan oo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo la dhigay Waddooyinka Muqdisho
Sabti, July 14, 2007HOL): Ciidamo tiro badan oo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa lagu soo daadiyay Waddooyinka Magaalada Muqdihso, kuwaasi oo l...
Warkii oo dhan »
Ban Ki-Moon oo baaq u jeediyay Mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Sabti, July 14, 2007HOL): Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon ayaa shaaca ka qaaday in uu ku faraxsan yahay Shirka Dib u heshiisiinta ...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo sheegay in aysan gacmaha ka laaban doonin Kooxaha Falalka Nabadgelyo darrada ah ka wada Magaalada Muqdisho
Sabti, July 14, 2007HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ugu baaqay kooxaha ka...
Warkii oo dhan »