Wararka Maanta
Xaaladda Muqdisho Xalay iyo Saakay sidee bey ahayd?
Arbaco, July 18, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda u ah Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay Qaraxyo iyo Madaafiic lal...
Warkii oo dhan »
Hay’adda MSF iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka wada hadlay sida laga yeelayo Dadka soo barakacay ee ku dhibaateysan Gobolka
Arbaco, July 18, 2007(HOL): Maamulka heer Gobal iyo degmo ee Gobalka Hiiraan iyo Mas'uuliyiinta Hay'adda M.S.F. ee gacanta ku heysa howlaha Isbitaalka...
Warkii oo dhan »
Shiikh Cali Dheere oo maamullada Masjidyada Muqdisho ku amray in ay is-diiwaangeliyaan
Arbaco, July 18, 2007(HOL): Agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Arrimaha Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Shiikh Cali Shiikh Maxamuud (Shiikh Ca...
Warkii oo dhan »
Maxaa laga filan karaa Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed?
Arbaco, July 18, 2007(HOL): Waxaa 15-kii Bishan ka Furmay Xerada Gadiidka Booliska ee Magaalada Muqdisho Shirka Dib u hishiisiinta Beelaha ...
Warkii oo dhan »
Ma dhab baa in Warqadda Casuumaadda Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ay gaartay lacag dhan 100$?
Talaado, July 17, 2007HOL): iyadoo ay maalmahan soo baxayeen Jufooyin ka cabanaya in Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ay uga qeybgelayaan xubno ...
Warkii oo dhan »
Xus Magaalada London loogu sameeyay U ololeeyihii Nabadda iyo Xuquuqda Aanaha marxuum C/qaadir Yaxye
Talaado, July 17, 2007(HOL): Xus si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska loogu sameeyay U ololeeyihii Nabadda iyo Xu...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ottawa-Canada oo lacag ay soo dhiibeen Dawo loogu iibiyay Bukaano ku jira Isbitaalka Xaawo Cabdi
Talaado, July 17, 2007(HOL): Ururka Samafalka Wadaniga ah ee Bani’aadam ayaa wuxuu gaarsiiyay Isbitaalka Xaawo Cabdi ee ku yaala duleedka Magaalada ...
Warkii oo dhan »
BETHUEL A. KIPLAGAT: “Marka Arrimaha Soomaaliya wax la iga weydiiyo waxaa iraahdaa wax fiican kama socdaan, laakin rajo wanaagsan ayaa jirta”
Talaado, July 17, 2007(HOL): Guddoomiyaha Shirkii Dib u heshiisiinta ah ee Soomaalida lagu qabtay Dalka Kenya, isla markaana ay ka soo baxday Dowladda...
Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda Suuqa Bakaaraha kadib 12 maalmood oo aysan ganacsi ah ka socon?
Talaado, July 17, 2007(HOL): Xaaladda Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa saakay degan, iyadoo aaney jirin wax qaraxyo iyo is-rasaaseyn ah oo k...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo sheegay in uusan waxba kala socon Shirkado Chinese ah oo Shidaal ka baaraya Soomaaliya
Talaado, July 17, 2007(HOL): Dhawaan ayay Wakaaladaha Wararka Caalamka qoreen warbixinno sheegayay in labo shirkadood oo shidaalka baara oo laga leeya...
Warkii oo dhan »