Wararka Maanta

Hotello la dejiyay Ergooyinka ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo xalay la weeraray

Hotello la dejiyay Ergooyinka ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo xalay la weeraray

JUL 14, 2007

Sabti, July 14, 2007HOL): Ergooyin ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo maalintii shalay ahayd soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa x...

Warkii oo dhan »
Maxkamadihii Islaamka oo wacad ku maray in ay weerari doonaan Shirka Dibu heshiisiinta Soomaaliyeed

Maxkamadihii Islaamka oo wacad ku maray in ay weerari doonaan Shirka Dibu heshiisiinta Soomaaliyeed

JUL 13, 2007

Jimco, July 13, 2007HOL): iyadoo ay Ergooyin ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ay ku soo qulqulayaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdi...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Odayaasha Dhaqanka Beelaha Gobolka oo ka hadlay sharci ay Ciidamada Itoobiya ku soo rogeen Gaadiidka ka howlgala Gobolka

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Odayaasha Dhaqanka Beelaha Gobolka oo ka hadlay sharci ay Ciidamada Itoobiya ku soo rogeen Gaadiidka ka howlgala Gobolka

JUL 13, 2007

Jimco, July 13, 2007HOL): Maamulka Gobalka iyo Odayaasha Dhaqanka Beelaha Gobalka Hiiraan ayaa siyaabo kala duwan u arka sharci Ciidamada Itoobiy...

Warkii oo dhan »
Ergooyinka ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo Diyaarado iyo Baabuur lagu doonay

Ergooyinka ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo Diyaarado iyo Baabuur lagu doonay

JUL 13, 2007

Jimco, July 13, 2007HOL): Diyaarado iyo Baabuur ayaa maanta loo diray Ergooyinka ka qeybgelaya Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee maalinta Axad...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo sheegay in ay  Wada Hadallo  u socdaan Odayaasha Beesha Hawiye ee ka soo horjeeda qaabka loo qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta

Maxamed Dheere oo sheegay in ay Wada Hadallo u socdaan Odayaasha Beesha Hawiye ee ka soo horjeeda qaabka loo qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta

JUL 13, 2007

Jimco, July 13, 2007HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa shaaca ka qaaday in u...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Deegaan Cusub dejinaya Dadka degan Xaafadaha aan cabirneyn ee Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo Deegaan Cusub dejinaya Dadka degan Xaafadaha aan cabirneyn ee Muqdisho

JUL 12, 2007

Khamiis, July 12, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu deegaameynayo Dad laga rarayo Xaafado aan cabirneyn oo Muqdi...

Warkii oo dhan »
Qabashada Shirka Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed oo la sheegay in ay uga sii dareyso Qalalaasaha ka taagan Muqdisho

Qabashada Shirka Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed oo la sheegay in ay uga sii dareyso Qalalaasaha ka taagan Muqdisho

JUL 12, 2007

Khamiis, July 12, 2007(HOL):Iyadoo Axadda soo socota lagu wado in uu Magaalada Muqdisho ka furmo Shirka Dib u heshiisiin Soomaaliyeed ayaa hadana waxa...

Warkii oo dhan »
MADAXWEYNE YUUSUF: “Hoobiye iska daaye, Qumbulatu-Duriya haddii ay soo ridaan dhegeysan meyno, dhegna u dhigi meyno, shirka waa la qabanayaa"

MADAXWEYNE YUUSUF: “Hoobiye iska daaye, Qumbulatu-Duriya haddii ay soo ridaan dhegeysan meyno, dhegna u dhigi meyno, shirka waa la qabanayaa"

JUL 12, 2007

Khamiis, July 12, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Villa Somal...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo Muqdisho ka dhacay oo Dad ay ku dhaawacmeen

Qaraxyo Muqdisho ka dhacay oo Dad ay ku dhaawacmeen

JUL 12, 2007

Khamiis, July 12, 2007(HOL): Labo Qarax oo ka kala dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha iyo Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay sababeen dhaaw...

Warkii oo dhan »
C/LLAAHI SHIIKH XASAN: “Qolo Itoobiyaan soo kaxeysatay iyo Qolo Bambo tuurtay midna xal uma keeni karto Wadankan, wuxuuna xal ku imaan karaa in la wada hadlo”

C/LLAAHI SHIIKH XASAN: “Qolo Itoobiyaan soo kaxeysatay iyo Qolo Bambo tuurtay midna xal uma keeni karto Wadankan, wuxuuna xal ku imaan karaa in la wada hadlo”

JUL 12, 2007

Khamiis, July 12, 2007(HOL): Afhayeenka Siyaasadda Beelaha Hawiye C/llaahi Shiikh Xasan oo ka hadlay sida xal loogu heli karo mushkiladda ka taagan da...

Warkii oo dhan »