Wararka Maanta
Shan Caruur ah oo ku geeriyootay Madaafiic Hoobiyayaal ah oo ku dhacay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho
Jimco, July 20, 2007HOL):: Shano Caruur ah ayaa geeriyooday tiro kale oo intaas ka badanna waa ay dhaawacmeen kadib markii uu ku habsaday Madfac Hoobi...
Warkii oo dhan »
Ergooyinka Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo maanta loo qeybiyay Ajendayaal ay ka doodayaan
Khamiis, July 19, 2007HOL): Ergooyinka Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo maanta isugu yimid shirkoodii koowaad kadib markii Axaddii dhaweyd uu...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo sheegay in aywada hadallo u socdaan Madaxda Maxkamadihii Islaamka
Khamiis, July 19, 2007HOL): Afhayeenka Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed C/raxmaan Maxamuud Jimcaale Shifti ayaa sheegay in ay wada hadallo u soc...
Warkii oo dhan »
SHARIIF XASAN SHIIKH AADAN : “Wax Natiijo ah kama soo baxayaan Shirka Muqdisho lagu qabanayo waayo waxaa ka qeybgelaya Dad u sacab u tumaya C/llaahi Yuusuf iyo Cali Geeddi”
Khamiis, July 19, 2007HOL): Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa sheegay in aysan wax natiijo ah ka soo bixi ...
Warkii oo dhan »
Midowga Yurub oo taageeray Shirka Dib u hesiisiinta Soomaaliyeed
Khamiis, July 19, 2007HOL): Ururka Midowga Yurub ayaa shaaca ka qaaday in uu si buuxda u taageersan yahay Shirka Beelaha Soomaaliyeed loogu qabanayo C...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo muddo lix bilood ah loogu kordhiyay joogitaankooda Soomaaliya
Khamiis, July 19, 2007HOL): Kulan ay wakiillo ka socday UN-ka iyo AU ku yeesheen Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxay gunaan...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo xalay ka dhacay Gudaha Suuqa Bakaaraha
Khamiis, July 19, 2007HOL): Dagaal aad u xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa xalay waxaa uu ka dhacay gudaha Suuqa Bakaar...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo la sheegay in ay Muqdisho sii joogayaan xitaa haddii waqtiga joogitaankooda uu dhamaado
Arbaco, July 18, 2007(HOL): “Ciidamada Uganda ee ku sugan Caasimadda Xabadda laga baqo ee Soomaaliya wey sii joogi doonaan xitaa haddii uu waqtiga j...
Warkii oo dhan »
Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho shir ku yeeshay
Arbaco, July 18, 2007(HOL): Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee kala ah Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Shii...
Warkii oo dhan »
Koox la baxday Xarakada Mujaahidiinta Da’da yar oo sheegatay Madaafiicdii lala beegsaday Furitaanka Shirka Dib u heshiisiinta
Arbaco, July 18, 2007(HOL): Koox la baxday Xarakada Mujaahidiinta Da’da yar oo Filim Video ah oo labo daqiiqo soconaya soo dhigtay Internetka a...
Warkii oo dhan »