Wararka Maanta
Xaflad lagu xusayay Maalinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, Geeridii Garyaqaan Ismaaciil Jimcaale Cosoble iyo Aas aaskii Xarunta loogu magac-daray oo Muqdisho lagu qabtay
Axad, July 22, 2007(HOL): Xaflad lagu xusayo maalinta xuquuqda Aadamiga Soomaaliyeed, aas-aaskii Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha i...
Warkii oo dhan »
Dallada COGWO oo ku baaqday in loo gurmado Waalidiinta Caruurtii ku dhaawacmay madaafiic ku dhacday Degmada Shibis
Axad, July 22, 2007(HOL): Ku simaha Guddoomiyaha Dalladda Haweenka COGWO Marwo Shariif Caddow Cali ayaa ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed in loo gurma...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ugu baaqday Madaxweyne C/llaahi Yuusuf in uu soo magacaabo Ra’iisal Wasaare cusub
Axad, July 22, 2007(HOL): Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxweyne C/llaahi Yu...
Warkii oo dhan »
Website ku hadla Codka maamulka gobolka Banaadir oo hawada soo galay
Axad, July 22, 2007(HOL): Xafiiska Warfaafinta ee maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu dhawaan howlgeliyay xarumo warfaafineed oo isugu jira Wargey...
Warkii oo dhan »
Saraakiisha Itoobiya ee ku sugan Magaalada Beledweyne oo ku eedeeyay Maamulka Gobolka Hiiraan wax ka qabasho la’aanta Ammaanka Gobolka
Axad, July 22, 2007(HOL): Saraakiisha Itoobiya ee ku sugan duleedka magaalada B/weyn ayaa kulan ay la qaateen maamulka Gobalka Hiiraan waxaa ku eedeey...
Warkii oo dhan »
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo rajo wanaagsan ka qaba in ay howlahooda ganacsi dib u bilaabaan
Axad, July 22, 2007(HOL): Ganacsatda Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa rajo wanaagsan ka qaba in ay dib u bilowdaan howlahoodii ganacsi kadib...
Warkii oo dhan »
Burcad Badeed Soomaali ah oo sii deynta Bad-maaxiin Denmark u dhashay ku xiray Lacag madax-furasho ah
Axad, July 22, 2007(HOL): Koox Burcad Badeed Soomaali ah oo heysta Bad-maaxiin u dhashay Dalka Denmark iyo Markab ay wateen ayaa waxay dalbadeen lacag...
Warkii oo dhan »
Ciyaaraha Xagaaga Eurosom 2007 oo si rasmi ah uga bilowday Magaalada Helsinki ee Dalka Finland
Axad, July 22, 2007(HOL): Waxaa maanta ka furmey magaaldda Helsinki ee dalka Finland cayaarahii xagaaga ee Eurosom. Cayaarhan ayaa sanadki...
Warkii oo dhan »
Maxkamadihii Islaamka oo beeniyay in ay ka dambeeyeen Madaafiicdii dhawaan lagu weeraray Xaafado ku yaala Muqdisho
Sabti, July 21, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadihii Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in aysan Maxkamadihii Islaamka ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaano lagu bedelay Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Col. Cumar Xaashi Aadan oo maanta lagu dhaariyay Baarlamaanka Soomaaliya hortiisa
Sabti, July 21, 2007(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu ku shir ku yeeshay Xaruntiisa KMG ah ee Baydhabo, kadib markii ay muda...
Warkii oo dhan »