Wararka Maanta

Hay’adda Elman oo cambaareysay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo dad dhaawac ah kala baxay Isbitaal Muqdisho ku yaala

Hay’adda Elman oo cambaareysay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo dad dhaawac ah kala baxay Isbitaal Muqdisho ku yaala

JUL 24, 2007

Talaado, July 24, 2007(HOL):  Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman  ayaa cambaareysay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoob...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Toban Kun oo Soomaali ah ay ka barakaceen Muqdisho

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Toban Kun oo Soomaali ah ay ka barakaceen Muqdisho

JUL 24, 2007

Talaado, July 24, 2007(HOL):  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNCHR ayaa sheegtay in ay dad gaaraya Toban Kun oo Soomaali a...

Warkii oo dhan »
Saldhigga Degmada Yaaqshiid oo xalay Bambooyin lagu weeraray

Saldhigga Degmada Yaaqshiid oo xalay Bambooyin lagu weeraray

JUL 24, 2007

Talaado, July 24, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen Saldhigga Booliska Degmada Yaaqshiid, halkaasi oo ay ku ...

Warkii oo dhan »
Maxaa iska bedelay Gobolka Hiiraan Mudadii uu Xilka hayay Inj. Xuseen Ayax?

Maxaa iska bedelay Gobolka Hiiraan Mudadii uu Xilka hayay Inj. Xuseen Ayax?

JUL 24, 2007

Talaado, July 24, 2007(HOL):  Mar kale ayeey maqleen dhagaha shacabka ku dhaqan Gobalka Hiiraan Magacaabista Maamul cusub oo loo sameeyay Gobalka...

Warkii oo dhan »
Ciiddamadda Nabadsugidda Dowladda Federaalka oo xabsiga dhigay Wariye u shaqeynayay Idaacadda Somaliweyn ee Muqdisho

Ciiddamadda Nabadsugidda Dowladda Federaalka oo xabsiga dhigay Wariye u shaqeynayay Idaacadda Somaliweyn ee Muqdisho

JUL 23, 2007

Isniin, July 23, 2007HOL): Ciiddamadda Nabadsiugidda DFKMGS, ayaa waxay maanta xarig u geysteen Weriye  Maxamed Xasan Maxamed "Pakistan" oo ka mi...

Warkii oo dhan »
Yuusuf Daba-geed oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

Yuusuf Daba-geed oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

JUL 23, 2007

Isniin, July 23, 2007(HOL): Yuusuf Axmed Xagar (Yuusuf Daba-geed) oo horay Gobolka Hiiraan Guddoomiye uga soo noqday ayaa warar aynu ka helnay dad ku ...

Warkii oo dhan »
Deeq Lacageed oo la gaarsiiyay Dadkii ugu mudnaa

Deeq Lacageed oo la gaarsiiyay Dadkii ugu mudnaa

JUL 23, 2007

Isniin, July 23, 2007(HOL):  Gabdho Soomaaliyeed oo ku dhaqan Dalka Holland ayaa lacag dhan 1000$ waxay ugu deeqeen dad ku dhibaateysan gudaha So...

Warkii oo dhan »
Amnesty International oo Dowladda Federaalka, Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha ka soo horjeeda baaq u jeedisay

Amnesty International oo Dowladda Federaalka, Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha ka soo horjeeda baaq u jeedisay

JUL 23, 2007

Isniin, July 23, 2007(HOL): Hay’adda Amnesty International ee u ololeysa Xuquuqda Bani’aadamka ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cii...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo iska hor-imaadyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Qaraxyo iyo iska hor-imaadyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

JUL 23, 2007

Isniin, July 23, 2007(HOL):  Habeenkii xalay ahaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay Qaraxyo xooggan iyo iska hor-imaadyo hubeysan oo socday qada...

Warkii oo dhan »
C/LLAAHI SHIIKH XASAN: “Abshir Bacadle haddii uu u xiisay Guubaabintii Qabiilka iyo wixii uu Joornaallada ku qori jiray waxaa loo doonayaa MMJ”

C/LLAAHI SHIIKH XASAN: “Abshir Bacadle haddii uu u xiisay Guubaabintii Qabiilka iyo wixii uu Joornaallada ku qori jiray waxaa loo doonayaa MMJ”

JUL 23, 2007

Isniin, July 23, 2007(HOL): Siyaasiga C/llaahi Shiikh Xasan oo ahaa Afhayeenkii Siyaasadda Beelaha Hawiye ayaa ka jawaabay hadal uu dhawaan sii daayay...

Warkii oo dhan »