Wararka Maanta

Dowladda Mareykanka oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqday in ay meel mariso waxyaabaha ka soo baxa Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Dowladda Mareykanka oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqday in ay meel mariso waxyaabaha ka soo baxa Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

JUL 21, 2007

Sabti, July 21, 2007(HOL): Warsaxaafadeed ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa lagu taageeray Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee ...

Warkii oo dhan »
Muwaadin Mareykan ah oo xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay in uu Soomaaliya ku soo tababartay

Muwaadin Mareykan ah oo xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay in uu Soomaaliya ku soo tababartay

JUL 21, 2007

Sabti, July 21, 2007(HOL): Muwaadin Mareykan ah ayaa Jimcahii shalay ahayd waxaa lagu xukumay toban sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay dembi ah...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Uganda oo rajo ka muujiyay Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Uganda oo rajo ka muujiyay Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

JUL 21, 2007

Sabti, July 21, 2007(HOL):  Madaxweynaha Uganda Mr. Yoweri Moseveni ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee dha...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Waaxda koowaad ee Degmada Hodan oo Xalay la dilay

Guddoomiyihii Waaxda koowaad ee Degmada Hodan oo Xalay la dilay

JUL 21, 2007

Sabti, July 21, 2007(HOL): Mas’uul ka tirsanaa maamulka Degmada Hodan ayaa habeenkii xalay ahaa lagu toogtay Xaafadda Siigaale ee isla Degmadaas, iy...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo xiriir ah oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Qaraxyo xiriir ah oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha

JUL 21, 2007

Sabti, July 21, 2007(HOL): Ilaa shan Qarax oo xiriir ah ayaa maanta waxay ka dhaceen Suuqa Bakaaraha oo maalintii 17aad aysan ka jirin wax dhaqdhaqaaq...

Warkii oo dhan »
Shan Ruux oo xalay lagu dilay Xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho

Shan Ruux oo xalay lagu dilay Xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho

JUL 20, 2007

Jimco, July 20, 2007HOL): Shanta Ruux ee xalay la dilay ayaa saakay meydkooda lagu arkay xaafadihii ay deganaayeen, iyadoo ilaa iyo haatanna aan si ra...

Warkii oo dhan »
SHIIKH SHARIIF: “Dalka waxaan u imaaneynaa in aan  xoreyno ee uma imaaneyno in aan ka qeybgalno Shir waayo dalka Soomaaliya ma ahan mid xor ah”

SHIIKH SHARIIF: “Dalka waxaan u imaaneynaa in aan xoreyno ee uma imaaneyno in aan ka qeybgalno Shir waayo dalka Soomaaliya ma ahan mid xor ah”

JUL 20, 2007

Jimco, July 20, 2007HOL): Guddoomiyaha Guddigii Fulinta Maxkamadihii Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in ay dalka Soomaaliya imaanaya...

Warkii oo dhan »
Xisbi la magac baxay SSDP oo dhaliilay qaabka loo agaasimay Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Xisbi la magac baxay SSDP oo dhaliilay qaabka loo agaasimay Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

JUL 20, 2007

Jimco, July 20, 2007HOL): Aragtiyo kala duwan ayaa laga muujinayaa shirka dib u hishiisiinta Beelaha Soomaaliyeed ee ka socda Magaalada Muqdisho, waxa...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ku eedeeyay in ay raali ka yihiin  Dhibaatada Suuqaas ka taagan

Maamulka Gobolka Banaadir oo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ku eedeeyay in ay raali ka yihiin Dhibaatada Suuqaas ka taagan

JUL 20, 2007

Jimco, July 20, 2007HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ganacsatada Suuqa Bakaaraha waxaa uu ku eedeeyay in ay raali ka yihiin dhibaatada ka taagan S...

Warkii oo dhan »
ABSHIR BACADLE: “Dadku Xanta ayuu daaqaa, Xooluhuna Xaabada ayay Daaqaan, sidaas darteed waxaan rabaa in aan sheego in Ciidamada ka howlgala Suuqa Bakaaraha ay ka amar qaataan Rag isku jufo ah”

Jimco, July 20, 2007HOL): Abawaan Abshir Nuur Faarax Bacadle oo ka mid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in dhibaatada ka taagan Suuqa Bakaa...

Warkii oo dhan »