Wararka Maanta

Shirkii Beelaha Hawiye oo maalintii labaad galay iyadoo qaar ka mid ah Odayaasha Beelaha Hawiye ay qaadacsan yihiin

Shirkii Beelaha Hawiye oo maalintii labaad galay iyadoo qaar ka mid ah Odayaasha Beelaha Hawiye ay qaadacsan yihiin

JUL 09, 2007

Isniin, July 09, 2007(HOL): Shir ay leeyihiin Odayaasha Beelaha Hawiye ayaa maalintii labaad waxaa uu ka socdaa Hotelka Lafweyn ee magaalada Muqdisho,...

Warkii oo dhan »
Suuqa Bakaaraha oo uusan maanta wax ganacsi ah ka socon sabab la xiriirta Ciidamo tiro badan oo lagu soo daadiyay

Suuqa Bakaaraha oo uusan maanta wax ganacsi ah ka socon sabab la xiriirta Ciidamo tiro badan oo lagu soo daadiyay

JUL 09, 2007

Isniin, July 09, 2007(HOL): Waxaa gebi ahaanba xiran Goobaha Ganacsiga ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo gebi ahaanba aaney jirin wax dhaqdhaqaaq ganacsi ah,...

Warkii oo dhan »
Qabanqaabo loogu jiro Xuska C/qaadir Yaxye Cali  (U Ololeeyihii Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha) oo ka socota Dalalka Somalia, Canada, Britain iyo Australia

Qabanqaabo loogu jiro Xuska C/qaadir Yaxye Cali (U Ololeeyihii Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha) oo ka socota Dalalka Somalia, Canada, Britain iyo Australia

JUL 09, 2007

Isniin, July 09, 2007(HOL): Magaalooyinka Muqdisho, Ottawa, London, Melbourne oo ka kala tirsan Dalalka Somalia, Canada, Britain iyo Australia ayaa wa...

Warkii oo dhan »
Taliyihii Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan oo xalay ku geeriyooday Magaalada Beledweyne

Taliyihii Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan oo xalay ku geeriyooday Magaalada Beledweyne

JUL 09, 2007

Isniin, July 09, 2007(HOL): Alle ha u naxariistee waxaa habeennimadii xalay ahayd si lama filaan ah ugu geeriyooday Isbitaalka Magaalada B/weyne ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo baaris ka waday Suuqa Bakaaraha oo Waxyaabo qarxa lagu weeraray

Ciidamo baaris ka waday Suuqa Bakaaraha oo Waxyaabo qarxa lagu weeraray

JUL 08, 2007

Axad, July 08, 2007(HOL): Shan ruux oo isugu  jiray Ciidamo ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya oo howlo baaris ah ka waday Suuqa Bakaaraha ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in uu mar hore dhamaaday Xukunkii deg degta ahaa ee saarnaa Soomaaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in uu mar hore dhamaaday Xukunkii deg degta ahaa ee saarnaa Soomaaliya

JUL 08, 2007

Axad, July 08, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur Shiikh Aadan Madoobe oo maalintii shalay ahayd dib ugu soo la...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyyaha Odayaasha Beelaha Hawiye oo sheegay in uu ka qeybgelayo Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Guddoomiyyaha Odayaasha Beelaha Hawiye oo sheegay in uu ka qeybgelayo Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

JUL 08, 2007

Axad, July 08, 2007(HOL): Guddoomiyaha Dhaqanka iyo Midnimada Beesha Hawiye Xaaji Cabdi Iimaan Cumar ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaa...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Beesha Xawaadle ee Gobolka Minnesota oo dooratay Hoggaan Metela

Jaaliyadda Beesha Xawaadle ee Gobolka Minnesota oo dooratay Hoggaan Metela

JUL 08, 2007

Axad, July 08, 2007(HOL): Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa  ka dhacay shirweyne ay isugu timid Beesha Xa...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Odayaasha Beelaha Hawiye oo sheegay in aysan wax natiijo ah ka soo bixi doonin Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

Afhayeenka Odayaasha Beelaha Hawiye oo sheegay in aysan wax natiijo ah ka soo bixi doonin Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed

JUL 08, 2007

Axad, July 08, 2007(HOL): Afhayeenka qaar ka mid ah Odayaasha Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa shaaca ka qaaday in aysan wax natiijo ah ka soo b...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed: Kama qeybgeleyno Shirka Dib u heshiisiinta sababtoo ah ma ahan mid dano Soomaaliyeed looga hadlayo”

Shiikh Shariif Shiikh Axmed: Kama qeybgeleyno Shirka Dib u heshiisiinta sababtoo ah ma ahan mid dano Soomaaliyeed looga hadlayo”

JUL 08, 2007

Axad, July 08, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadihii Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in aysan ka qeybgeleynin Shirka ...

Warkii oo dhan »