Wararka Maanta
Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee Muqdisho jooga oo codsaday in aan Ciidamada Itoobiya ka bixin Soomaaliya
Isniin, July 02, 2007HOL): Afhayeenka Ciidammada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku sugan Captain Paddy Ankunda oo warqad furan u diray Guddoomiyah...
Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo sheegay in Qalalaasaha ka taagan Soomaaliya ay dhameyn karaan Ciidamo Afrikaan ah oo kaliya
Isniin, July 02, 2007HOL): Midowga Afrika ayaa sheegay in haddii aan Soomaaliya loo dirin Ciidamo badan oo Afrikaan ah in aaney dhamaan doonin f...
Warkii oo dhan »
Shirweyne ay Beelaha Hawiye uga heshiin lahaayeen Khilaafyada u dhaxeeya oo dib loo dhigay ilaa Khamiista
Isniin, July 02, 2007HOL): Shirwyne ay isugu imaanayaan Beelaha Hawiye oo maanta lagu waday in uu ka furmo Hotelka Shaamo ee Magaalada Muqdisho ...
Warkii oo dhan »
Israsaaseyn xooggan oo xalay ka dhacday Magaalada Muqdisho
Isniin, July 02, 2007HOL): Israsaaseyn xooggan oo socotay muddo ku dhow 30 daqiiqo ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ka dhacday Isgoyska Kaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo saakay dhac ka geystay Suuqa Bakaaraha
Isniin, July 02, 2007HOL): Ciidamo la sheegay in ay ka amar qaataan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay ku qamaamay Suuqa Bakaaraha qeybt...
Warkii oo dhan »
XILDHIBAANAD CAASHA AXMED CABDALLA “Siyaasad baa la isku hayaa, Qabiillo is-heysta ma jiraan, sidaas darteed waxaan ku baaqayaa in shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed uu noqdo mid khilaafaadyada Si
Axad, July 01, 2007(HOL): Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqday in shirka dib u h...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan oo u amba baxay Deegaanka Coomaad oo dagaal uu ku dhexmaray Labo Maleeshiyo Beeleed
Axad, July 01, 2007(HOL): Mas'uuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan iyo Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada ayaa u anba baxay Tuulada Coomaad o...
Warkii oo dhan »
47-GUURADII IS-RAACA GOBOLLADDA KOONFURTA IYO WAQOOYIGA IYO XORNIMADDA JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA:- Halgan Naf iyo Maal loo huray, balse aan lagu caano-maalin
Axad, July 01, 2007(HOL): Marka diiwaanka Halganka Gobanimadoonka Somalia dib loo eego, waxaa hubaal ah in la soo xusuusanayo dhibaataddii iyo rafaadk...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo kooxaha Nabadgelyo darrada ka wada Magaalada Muqdisho ugu baaqay in ay Dowladda la xaajoodaan
Axad, July 01, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ugu baaqay kooxaha Na...
Warkii oo dhan »
Munaasabadda 1-da Luulyo oo xalay laga xusay magaalada Muqdisho
Axad, July 01, 2007(HOL): Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu weyneynayay munaasabadda 1-da Luulyo oo ku beegan markii ay Gobollada Koofureed ee ...
Warkii oo dhan »