Wararka Maanta
Maamulka Gobolka Banaadir oo kordhiyay lacagta lagu ganaaxayo Qofkii jebiya Bandowga Muqdisho saaran
Talaado, June 26, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu ku dhawaaqay in lacag dhan 500,000 Sh.So lagu ganaaxi doono qofkii ku xadgudb...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo u dhaqaaqay Deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud
Talaado, June 26, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gaadiidka Dagaalka oo aad u tiro badan ayaa la xaqiijiyay in ay u dhaqaaqeen dhinaca...
Warkii oo dhan »
Shan Haween ah oo ku geeriyooday Qarax Miino oo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Howl-Wadaag iyo Bakaaraha
Talaado, June 26, 2007(HOL): Shan Haween ah oo howlo nadaafadeed ka waday Wadada Wadnaha, gaar ahaan inta u dhaxeysa Masjidka Macallin Biya-Maalow iyo...
Warkii oo dhan »
Munaasabadda 26-ka June oo aan xalay Muqdisho laga xusin
Talaado, June 26, 2007(HOL): 26-ka June oo ku beegan markii ay gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay xornimadooda ka qaateen Gumeystihii Ingiriiska ayaa ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Barre Hiiraale oo Dowladda Federaalka ugu baaqay in ay dhexdhexaad ka noqoto xiisadda ka taagan Gobolka Jubbada Hoose
Talaado, June 26, 2007(HOL): Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Dowladda Federaa...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo iska hor-imaadyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Talaado, June 26, 2007(HOL): Qaraxyo iyo iska hormaadyo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ka dhaceen xaafado ka mid ah Degmooyinka Gobolka Bana...
Warkii oo dhan »
Dad sugayay Raashin Mucaawino oo Shan ruux laga dilay
Isniin, June 25, 2007(HOL): Shan ruux ayaa geeriyootay tiro kale oo aan la cayiminna dhaawac ayaa soo gaaray kadib rasaas lagu furay dad sugayay raash...
Warkii oo dhan »
Hogaamiyayaasha Itoobiya iyo Uganda oo ka wada hadalaya Arrimaha Dalka Soomaaliya
Isniin, June 25, 2007(HOL): Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Moseveni ayaa magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya waxaa uu u joogaa sidii ...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo gaaray Dalka Mareykanka
Isniin, June 25, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi iyo wafdigii uu hoggaaminayay ee dhawaan ka...
Warkii oo dhan »
Tartan Suugaaneed loogu magac-daray Todobaadka Nabadda oo lagu soo gebagebeeyay Magaalada Beledweyne
Isniin, June 25, 2007(HOL): Tartanka oo Socday mudo todobaad ah ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Abwaano isugu jiray Rag iyo Dumar kuwaasoo Sug...
Warkii oo dhan »