Wararka Maanta
Xaaladda Magaalada Kismaayo oo saakay degan
Sabti, June 23, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay saakay degan tahay xaaladda Magaal...
Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo xalay Bandow iyo Qaraxyo ay ka jireen
Sabti, June 23, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Bandow ku soo rogtay ayaa habeenkii ...
Warkii oo dhan »
C/LLAAHI FIRIMBI: “Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ma xanuunsana, wuxuuna ku maqan yahay howlo shaqo”
Sabti, June 23, 2007(HOL): Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca Siyaasadda, ahna ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/llaahi Xasan ...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye oo fikirkooda mideynaya ka hor Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed
Sabti, June 23, 2007(HOL): Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeday Dowladda Federaalka Soomaaliya xiligii ay Dagaallada ka socdeen Magaalada muqd...
Warkii oo dhan »
Qarax Xoogan oo xalay ka dhacay xaafadda H/Wadaag ee magaalada Beled Weyne
Khamiis, 21, Jun, 2007 (HOL) Qarax oo dhamaan laga maqlay xaafadaha magaaladu Beled Weyne oo ahaa mid noociisa aan horay looga maqal&...
Warkii oo dhan »
INJ. C/QAADIR EENOW: “Waxaa Xaqiiqo ah, Ummadduna wada ogtahay in aanan Argagixiso ahayn balse aan ahay Qof Jecel Horumarka iyo Nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya”
Khamiis, June 21, 2007(HOL): Ganacsade Inj. C/qaadir Maxamed Eenow oo gurigiisa ay dhawaan baareen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa I...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Xabsi ka sii deysay Taageerayaasha Maxkamadihii Islaamka
Khamiis, June 21, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Xabsigeeda Nabad-sugidda waxaa ay ka sii deysay maxaabiis taageerayaal u ahaa ...
Warkii oo dhan »
Shaqaaqooyin sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Gudaha Suuqa Bakaaraha
Khamiis, June 21, 2007(HOL): Shan Ruux ayaa geeriyootay 8 ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii ay maanta gudaha Suuqa Baka...
Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo bandow habeenkii ah lagu soo rogay
Khamiis, June 21, 2007(HOL): Guddiga Ammaanka Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in magaalada Muqdisho lagu soo rogay Ban...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cadde Muuse muxuu xilka uga qaaday Duqii Magaalada Boosaaso?
Khamiis, June 21, 2007(HOL): Madaxweyne Cadde Muuse Xirsi (Jen. Cadde) ayaa xil ka qaadis uu ku sameeyay Duqa Magaalada Boosaaso Khadar Cabdi Xaashi w...
Warkii oo dhan »